Waxan halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaamij ku saabsan Jaadka. Daahir M Waabari oo loo yaqaan Daahir Dalab, Bashir Maxamuud iyo qaar kale oo qaadka cuni jiray oo ka warramaya joojinta Jaadka laga joojiyey dalka Britain halkan ka daawada.
Awdalpress