Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safiirka Talyaaniga oo booqday Puntland

Awdalpress(Garawe) 08 July, 14–Safiirka dowladda Talyaaniga u qaabilsan  Soomaaliya Fabrizio Marcelli, ayaa maanta tagay magaalada Garoowe oo uu kulamo kula yeeshay madaxweynaha maamulka Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War degdeg ah: Madaxtooyada Villa Soomaaliya oo lagu dhexdagaalamo gudaheeda...

Awdalpress(Muqdisho) 08 July, 14– Wararka ka imanaya Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in ka bacdi salaadii maqrib markii loo fadhiistay Afurka la maqlay Qaraxweyn oo ka dhacay ilinka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Dagaal ka dhacay agagaarka madaxtooyada

Awdalpress(Muqdisho) 08 July, 14–Koox hubeysan ayaa salaadii Makhrib ee caawa kadib weerar ku qaaday ciidan ku sugan fariisin ay ku leeyihiin agagaarka madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Amniga ee DF Soomaaliya oo loo magacaabay Wasiir Cusub iyo...

Awdalpress(Muqdisho) 09 July, 14–Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta wasiirka amniga qaranka u magacaabay taliyihii hore ee hay’adda nabad sugidda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dalka Mareykanka oo cambaareeyey weerarkii xarunta madaxtooyada Soomaaliya...

Awdalpress(USA) 09 July 14–Dowladda Mareykanka ayaa si adag u cambaareysay weerarkii xalay lagu qaadday xarunta madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho, iyadoo sheegtay in ay garab taagan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Wasiirka Wasaarada Beeraha Geedoole oo Mashaariic Beerista Timirta iyo...

Daawo: Wasiirka Wasaarada Beeraha Faarax Geedoole oo Mashaariic Beerista Timirta iyo Cambo lafka ah ka bilaabay Degmada Lughaya iyo Baki..

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doon u rarneyd ganacsato Soomaali ah oo ku degtay xeebaha Yemen

Awdalpress(Boosaaso) 10 July, 14–Doon ganacsi oo u rarnayd ganacsato Soomaali ah ayaa ku degtay xeebta Yemen ee Badda Cas. Doontu waxay ka soo ambabaxday dekedda magaalada Dubai ee dalka Isutagga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisal wasaare Abdiweli oo la wareegay awoodihii Madaxweyne Hassan gaarka u...

Awdalpress – Muqdisho – Kaddib weerarkii ay kooxda dablayda ahi ku soo qaadday  Madaxtooyada Somalia, waxa soo baxaya warar ka imanaya ila wareedyo sugan oo ku soo baxay saxaafadaha qaar, kuwaasi oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Weerar ay kooxda Al-Shabaab maanta mar kale ku qaadeen Gudaha Dalka Kenya

Awdalpress – Lamu – Wararka ay saxaafaddu ka helayso Jaziirada Lamu ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in maanta oo Jimca ah ay dagaalyahanno hubeysan oo katirsan Al-Shabaab in mar kale weerar  ku qaadeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxda Tacsida iyo Cambaareynta!

Muuqaalka la isaga wada eg, haddana, lagu kala gaddisan mabda’a iyo mansabka, magaca la isaga wada eg, haddana, lagu kala gaddisan maamuuska iyo misaalka, maamulka la isaga wada eg, haddana, lagu kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkan ka daawo is bar bar dhig aan ku samaynayno wakhtigii Ahmed Siilaanyo...

Marka ay ummadi doonto in ay sharaf ahaan iyo qoomiyad ahaan u jirto, oo damac ka galo in ay awooddooda midnimo ku gaadhaan nolol xor ay u yihiin iyo maamul aan loo yeedhin amma aan lagu muquunin oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bal aan dib u jalleecno Allaha U naxariistee Oday Nuux Barkhadle oo ka...

Allaha u naxariistee Odaya Nuux Barkhadle oo ka mid ahaa haldoorkii Dilla kula kulmay wafdigii Hargeysa ka yimid ee loo soo diray xallinta jariimaddii laga geystay tuulada Seemaal markii ay taariikhdu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Ahmed Siilaanyo oo markii uu Itobiya u duulayey saxaafadda kula...

Awdalpress – Hargeysa – Madaxweyne oo maanta u baxayey dalka Itobia kaddibna u sii dhaafayey dalka Ingiriiska ayaa maddaarka kula kulmay saxaafadda, waxana ay halkaa ka weydiiyeen su’aalo dhinacyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Germany oo qaaday Koobka kubadda cagta ee caalamka waxana ay 1 – 0 kaga...

Awdalpress – Brazil – Guusha koobkan in ay Germany qaadayso waa loo filayey markii ay 7 – 1 kaga badiyeen Brazil oo ay ciyaartoygoodu ahaayeen boqorrada kubbadda cagta caalamka. Waana markii 4aad ee ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daahir Muuse Waabari ( Daahir Dalab ), Bashir Maxamuud iyo qaar kale oo ka...

Waxan halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaamij ku saabsan Jaadka. Daahir M Waabari oo loo yaqaan Daahir Dalab, Bashir Maxamuud iyo qaar kale oo qaadka cuni jiray oo ka warramaya joojinta Jaadka laga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha ciidammada Jiidda Laascaanood ee Somaliland oo ka warbixiyey...

Awdalpress – Laascaanood – Taliyaha ciidammada aagga Laascaanood oo la hadlay saxaafadda ayaa ka warbixiyey dagaalladii ka dhacay jiidda Laascaanood, waxana uu ku tilmaamay kooxo budh cad ah oo dadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo ka qayb galay munaasabad loo sameeyey agab...

Awdalpress – Borame – Wasiirka Caafimaadka Somaliland iyo wafdi uu hoggaaminayey oo uu ka mid ahaa wasiirkii hore ee Macdanta Eng. Osman Sh.Abdi, agaasimayaal iyo siyaasiin miisaan culus ku leh gobolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DILLA: Arday wax ka barata Maddarasadda Abiibakar Sadiiq ee degmada Dilla ee...

Awdalpress – DILLA – Waxa degmada Dilla lagu soo gaba gabeeyey tartanka xifdiga iyo Qiraa’ada Qur’aanka oo ay ka qayb galeen arday aad iyo aad u tiro badan, oo xaafidul qur’aan ah. Waana Jalsadii ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada gurmadka degdegga ee bariga Africa oo la diyaariyey

Awdalpess(Kampala) 14 July, 14–Dowladaha bariga Africa, ayaa sheegay in bisha December ee sanadkan ay diyaar noqon doonaan ciidamo ka kooban 5 kun oo askari oo si degdeg ah uga jawaabi karo khilaafyada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qalab caafimaad oo loogu deeqay isbitaalka Boorama

Awdalpress(Borama) 14 July, 14–Hay’ad samafal oo laga leeyahay dalka Talyaaniga ayaa qalab caafimaad ugu deeqday isbitaalka guud ee degmada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Qalabka oo ka koobnaa hal...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live