Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

TACSI: Marxuum Ibrahim Faarax: “Shakhsi Muslimo iyo Soomaalinimo ku weyntahay...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.   Faaraxow galgaladkaan dhigiyo gama’ la’aantayda Gogoshaan ku jiifsaday hurdada goodkii igu yaacay Gasiinkii la ii dhigay waxaan gawska uga daayey Dar guryii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Somalia oo cadaadis badani kaga imanayo...

Awdalpress – Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia, Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa la sheegayaa inuu cadaadis kala kulmaayo Dowladaha dariska la ah Somalia. Oo ugu baaqaya in uu is...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ku socota eheladii Marxuumad Siraad Aden Xaddi oo shalay ku geeriyootay...

INAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Aniga oo ah Bashir Aw Ahmed Egeh kuna hadlaya magacayga iyo magaca Jaaliyadda Awdal, Salal iyo Gebilay waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qoraaga Cabdiqaadir Oromo oo geeriyooday

Awdalpress(London) 16 July, 14–Allaha u naxariistee Cabdiqaadir  Macallin Cismaaan (Oromo) oo ahaa qoraa Soomaliyeed ayaa xalay ku geeriyooday magaalada London ee caasimadda dalka Britain. Mid kamid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danjiraha South Korea ee Somalia oo warqadihiisii aqoonsiga laga Guddoomay

Awdalpress – Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada uga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo, safiirka cusub ee dowladda Koonfurta Kuuriya ay u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidammo ka tirsan kuwa Police ka Somalia ee Muqdisho oo xoog ku joojiyey...

Awdalpress – Muqdisho – Ciidammo ka tirsan Booliiska Soomaaliya ayaa manta is hortaag ku sameeyay kolnyo gaadiid ah ay wateen Ciidamaa Midowga Afrika ee AMISOM kadib markii ay gaadiidkaas mid kamid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka arrimaha dibadda Somalia Dr. Bayle oo sheegay in ay Spain gacan ka...

Awdalpress – Muqisho – Wasiirka ayaa sheegay in kulamo labo cisho qaatay uu la yeeshay mas’uuliyiinta dalka Spain, wuxuuna shaagay in ay ka wadahadleen lacag gaaraysa 4 milyan oo doollar oo ay 2010-kii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaallo goos goos ah oo ka socda degaannada maamulka Khaatumo iyo...

Awdalpress – Laas-caanood – Maalmahanba waxa degaanka Sool  iyo Cayn ee dhulka maamulka Khaatumo ka socday dagaallo mashaqeeyey degaankaasi, waxana isaga hor yimid ciidammada Somaliland oo adeegsanaya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dirawallo badan oo reer Awdal ah oo gacanta laga geliyey dawladda Djabouti,...

Awdalpress – Lawya Caddo – Mohamed Hussien Mire ( Ina Mire ) oo loo yaqaan Batuun Mire ayaa noqonaya  dirawalkii 8aad ee loo aaneeyo qaraxii ka dhacay dalka Djabouti, waxana maanlintii shalay ay...

View Article


Lix qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Kismaayo

Awdalpress(Kismaayo) 18 July, 14–Lix qof  ayaa ku dhimatay, afar kalena way ku dhaawacmeen, qarax ismiidaamin ahaa oo galabta lagu weeraray guri uu magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya oo dhiirragalineysa duullimaadyada caalamiga ee dalka

Awdalpress(Muqdisho) 18 July, 14–Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Saciid Jaamac Maxamed (Qorsheel) ayaa sheegay in xukuumaddu ay furtay suuq xor ah oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danjiraha cusub ee Turkey oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho

Awdalpress(Muqdisho) 18 July, 14–Xaflad lagu sagootinayay danjirihii hore ee Turkiga ee Soomaaliya Kamaludin Kani Torun, laguna soo dhoweynayay danjiraha cusub ee lagu beddelay ayaa maanta lagu qabtay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Xaflad Balaadhan oo ay Jaamacadda Camuud iyo Boorama ugu...

Daawo: Xaflad Balaadhan oo ay Jaamacadda Camuud iyo Boorama ugu mahadcelinayaan Ardayda Gobolada Somalia ee Badhtamaha iyo Koonfurta ee wax ka baranayay Camuud..

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maanso Baroor diiq ah oo magaceeda la yidhaa Caloolyow laguna xasuusanayo...

Naf walba maalinteed ayey go’aysaa, goorteeda gallin kama dama marto, oo waa la wada geeriyoonayaa, haddana, la ye; “Geeriye, Geeljire iyo waxay ku roon tahay qof aadan aqoon”. Waxaa tacsi tiiraanyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faysal Cali Waraabe : Haddii aanay Somalia ictiraafin Somaliland weligeedba...

Waraysi aad u tiro badan oo lala yeeshay Faysal Cali Waraabe ayuu ku sheegay arrimo badan oo xasaasi ah, waxana uu ku dhiirraday in uu yidhaa haddii aanay Somalia na ictiraafin oo aanay xorriyaddayada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ku socota reer Garaad Sofe oo laga tacsiyadaynayo Geerida ku timid...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Aniga oo ku hadlaya magaca reer Sh. Hassan Tani Gaboobe, waxan  ummad weynta reer Buuhoodle la qaybsanaynaa geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariiste...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hawl wadeennada shabakadda Awdalpress oo tacsi tiiraanyo leh u diraya ummadda...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Hawl wadeennada Shabakadda Awdalpress waxa ay geerida ku timid Garaad Abdillaahi Garaad Sofe ka Tacsiyadaynayaan ( tacsi tiiraanyo leh ) guud ahaanba beelaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HOW ALMOST FOUR YEARS OF SILANYO”S ADMINISTRATION PUT SOMALILAND.. Keyse Nur...

When the president assumed the office of presidency in late 2010, Somaliland was a fledgling nation with its people full of hope and optimism about the future of their country, and the expectations of...

View Article

Daawo: Qaylo dhaan Abaareed oo ay Jeedinayaan Madaxda Dhaqanka ee Gobolada...

Daawo: Qaylo dhaan Abaareed oo ay Jeedinayaan Madaxda Dhaqanka ee Gobolada Awdal ka dib markii xaalada deegaanadaasi aanay helin deeqihii ay u baahnaayeen iyo gurmadkii Maamulka Somaliland..

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Amoud Foundation : For Immediate Press release

  Awdalpress.com

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live