Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hawl wadeennada shabakadda Awdalpress oo tacsi tiiraanyo leh u diraya ummadda reer Buuhoodleh.

$
0
0

tacsi (1)INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Hawl wadeennada Shabakadda Awdalpress waxa ay geerida ku timid Garaad Abdillaahi Garaad Sofe ka Tacsiyadaynayaan ( tacsi tiiraanyo leh ) guud ahaanba beelaha Dhulbahante ee uu Marxuum Garaad Abdillaahi u ahaa hoggaanka iyo eheladiisii, waxanan Marxuumka Ilaahay uga baryeynaa in uu Marxuumka Jannadii ka waraabiyo, eheladiisii iyo ummadda Somaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles