Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadweynaha Dilla oo ka cabanaya xukuumadda Somaliland ( Daawo Video-gan )

Awdalpress – Dilla – Shacabka degmada Dilla iyo nawaaxigeeda oo ah shacab beeralay ah, isla markaana wax soo saarka beeraha caan ku ah, shacab ahaan aad u tiro badan, ayaa aad u saluugsan maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TACSI: Hawl wadeennada Shabakadda Awdalpress waxa ay tacsi tiiraanyo leh u...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN… Waxa maanta la makalay Allaha u naxariistee Fannaanaddii weyneyd ee Saada Cali Warsame, waxana dilkeeda sheegtay kooxaha la yaqaanno, ee ku dhuumaalaysta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saada Cali yaa dilay, reer Buuhoodle way ka hadleen laakiin ma ogaan doonaan...

Awdalpress – London – Marxuumad Saada Cali Warsame waa la dilay, duhur ay dadku is dhaafayaan ayaa inta gaadhi la hordhigtay madaxa laga toogtay, shacab iyo xukuumadna waxa la leeyahay lama garanayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tahniyad Meher oo ku socota Hassan Saleebaan Hassan Nuur iyo Asma Mohamed...

Annaga oo ah dadka magacyadoodu halkan hoose ku qoran yihiin waxa aan hambalyo iyo bogaadin diirran u diraynaa Hassan Saleebaan Hassan iyo Asma Mohamed Yusuf oo Meherkoodu ka dhacay magaalada Borama,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dil toogasho ah oo lagu fuliyey dhallin yar ka tirsanayd Al Shabaab oo falal...

Awdalpress – Muqdisho – Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay afar ruux oo ay horay xukunno dil ah ay ugu ridday, kuwaasi oo la sheegay inay ka tirsanaayeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaafadda Hodan ee Muqdisho ku taal oo saaka ay ciidammada amnigu ku...

Awdalpress – Muqdisho – Howlgallo lagu qabqabtay boqollaal qof oo dhallinyaro u badan ayay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM waxay aroor-nimadii hore ee saakay ka billabeen xaafado ka tirsan degmada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Borama Institute of Heritage, Culture and Human Resource Development (IHCHRD)

The Diaspora congratulates the Institute of Heritage, Culture and Human Resource Development and the Talented Judges. The first poetry slam was held in the Institute and was hosted by the highly...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aas Qaran oo maanta loo sameeyey Marxuumad Saado Ali Warsame, waxana lagu...

Awdalpress – Muqdisho – Marxuumad Saado Ali Warsame ( Saado Qaran ) ayaa maanta loo sameeyey aas qaran. Waxana ka soo qayb galay Madaxweynaha Somalia, Ra’iisal wasaaradaha Somalia, madax badan iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ABAARO AAD U DARAN OO KU DHUFTAY DEGAANNADA BARIGA GOBOLKA AWDAL IYO...

Waxa hubaal ah in laga wada dharagsanyahay ka warqabida xaalada abaareed ee ka taagan deegaano badan oo kamida gobolka Awdal, gaar ahaan bariga gobolka Awdal iyada oo aynu ku jirno bishii barakaysneyd...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

AN ERROR OF JUDGMENT OK : AND REAP THE WHIRLWIND

Had Mr Rayaale been elected instead of Siilanyo four years ago ,  we wouldn’t have been in the present mess we are in .   The country would not have been under siege as we are now.  Our borders would...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

QASWADE noqo ha lagu QIIMEEYEE!

QASWADE noqo ha lagu QIIMEEYEE! 20kii sano ee ugu dambeeeye dalka waxaa qiimo iyo qaayo ka lahaa laba qolo, QABQABLE iyo WADAAD XUME, oo ay udub dhexeed u ahaayeen ODAY COLAAD, labadaa waxaa ka daba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR DEG DEG AH: Qarax goor dhaweyd ka dhacay iridda hore ee saldhigga Boliska...

Wararka ay saxaafadda madaxa bannaani ka soo werinayso  Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Qarax xooggani uu goor dhoweyd ka dhacay Saldhiga Degmadaasi. Sida laga soo xiganayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyihii Ciyaaraha ee Degmada Boondheere oo maanta duhurkii lagu dilay...

Awdalpress – Muqdisho – Kooxo aan haybtooda la garanayn kuna hubeysnaa bistoolado ayaa Duhurnimadii Maanta waxa ay degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ku dileen Guddoomiyihii Ciyaaraha ee Degmadaasi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HA DAAWAN HADDII AAD BEER JILICSAN TAHAY: Daawo buurtan ku soo duntay baabuur...

Awdalpress – London – Dariiq dheer oo hoos marayey buuro dhaadheer ku yaalla dalka China, ayaa waxa ku soo dumay buur ka mid ah buuraha uu dariiqu hoos marayey, waxana si xoog ah uga soo shalwaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bal fiirso sida loo soo duubay maydkii Saada Ali iyo dirawalkeedii. Waxa is...

Awdalpress – Muqdisho – Magaalo dadkeedii oo dhammi noqdeen kuwo aan la isku aami karin, kuwo aan u hiilinayn nabadda, kuwo cadawga ummadda ka baqaya, kuwo aan danaynay dawladnimo iyo kala danbayn lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir ka soo jeeda Dhulbahante oo ka tirsanaa xukuumadda Somaliland oo ka...

Awdalpress – Hargeysa-Mudane Kayse Abdi Yuusuf oo ka mid ahaa wasiirrada xukuumadda Ahmed Siilaanyo ee Somaliland ayaa u adkaysan kari waayey qabyaaladda halakaysay beesha dhexe, ee iyadu isku koobtay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Kaxda ee gobolka Banaadir oo madaxoodii ammaanka iyo kii...

Awdalpress – Muqdisho – Ciidammada nabad-sugidda Qaranka Soomaaliya ayaa xalay soo qabtay guddoomiye ku-xigeenkii ammaanka ee degmada Kaxda ee gobolka banaadir C/naasir Xasan Cali iyo taliyihii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garaaddada Dhulbahante iyo Chief Caaqillada ayaa salaaddii ciidda kadib...

Awdalpress – Saaxdheer – Maalintii shalay ayaa markii salaadda Ciidda la tukayey waxa madax dhaqameedyada beelaha Dhulbahante iska daba mareen hadallo colaadeed oo aan weli sidan oo kale uga soo fulin....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hees Baroordiiq ah oo magaceeda la yidhaa, Maxaa Sahalow Saado loo dilay?...

Hees Baroor diiq ah oo uu Abwaan Bashir Goth ugu halaan halayo Marxuumad Saado Ali ayuu ku sheegayaa in dilka Saadi ahayd mid nacasnimo, oo qaran dumis ah, rajo baabi’in ah, waxana uu tilmaamayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax ka dhacay dalka Yaman oo dad Somali ah oo tahriibayey u geystay...

Awdalpress – Sanca – Warar laga helayo Magaalada Sanca ee Dalka Yaman ayaa sheegaya in duleedka Magaaladaasi uu ka dhacay qarax geystey khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaadhay Tahriibayaal...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live