Annaga oo ah dadka magacyadoodu halkan hoose ku qoran yihiin waxa aan hambalyo iyo bogaadin diirran u diraynaa Hassan Saleebaan Hassan iyo Asma Mohamed Yusuf oo Meherkoodu ka dhacay magaalada Borama, waxanan leenahay gurigiinnu ha noqdo kii ubad iyo khayr aad kala kulantaan.
1. Ahmedweli Sh. Omer Goth
2. Mohamed Aden Kaahin ( Samriye )
3. Abiib Hassan Dugsiiye
4. Abdirahman Ali Kaahiye
5. Ahmed Ibrahim Taani
5. Hassan Muuse Khalif
6. Hassan Bile Camir
7. Khadar Abdi Aden
8. Mahdi Ali Aw Abdi
9. Daahir Muuse Waabari
10. Abdirahman Amin Are
11. Mohamed Muuse Wabari
12. Farhan Daahir Aden
13. Hassan Bile Abokor
14. Mohmed Ahmed ( Shaarloo )
15. Ahmed Abdi Khalif
16. Muuse Awale Faahiye
17. Mahamoud Muhumed Bookh
18. Abdi Hashi
Awdalpress.com