Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dayuurad qaad u sidday Mudqdisha oo ku bur burtay Nairobi.

Awdalpress – Nairobi – Dayuurad kuwa xamuulka qaadda ah oo Somalia u sidday geedka Qaadka amma Jaadka la yidhaa ayaa ku dul bur burtay dhismo ku yaala magaalada Nairobi, shilkaas oo ay ku dhinteen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Badhasaabka Awdal Abdo Ahmed Aayar oo raadinaya meel uu uga cararo dhalliilo...

Abdo Aayar waa kuma? Abdo Aayar waa Badhasaabka gobolka Awdal, waana nin aqoon yahan ah, kana mid ah qurba joogta dib ugu noqotay dalka. Abdo waxa uu qiyaastii bilowgii 70-aadtanaadkii waxbarashadiisii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shabakadda boramenews.com oo laga jecel yahay degaannada ay Somalidu degto...

Awdalpress – London – War aan la garanayn meel laga keenay oo lagu soo qoray shabakad ka mid ah kuwa qurba joogga reer Awdal maamulaan, ayaa lagu sheegay in boramanews.com laga habaaray masaajiddo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

It appears that our interior ministry is incapable to arbitrate the border...

Territorial dispute is a disagreement over the possessions or control of land between two or more territorial entities or over the possession or control of land, usually between a new state and the...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo ka warbixiyey socdaalkii ay ku tegeen...

Wasiir Biixi oo ah shakhi wax weyn ka beddelay caqabadihii abuurmay xilligii uu wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somalia uu maamulka hayey, ayaa ka warbixiyey socdaal uu isaga iyo wafdi uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheekh Deheeyaha Borama oo aad u difaacay shabakadda wararka ee...

Awdalpress – London – Sh. Hassan Deheeye oo khaddiib ka ah masaajidda magaalada Borama mid ka mid ah ayaa si adag u difaacay shabakadda wararka boramannews.com oo dhawaan ay shabakadi ka qortay warar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkan ka daawo sheeko qosol leh oo Wasiirkii hore ee Khaarajiga Somaliland...

Awdalpress – London – Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Mudane Mohamed Abdillaahi oo bishii hore laga qaaday xilka ayaa sheegtay in uu fasax ku maqnaa. ( Waaba la eryaye shaqada uu fasaxa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidammo aad u hubaysan oo lagu xoojiyey degmada Yaaqshiid ka dib ku dhowaad...

Awdalpress – Muqdisho – Ciidammo fara badan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka kana tirsan kuwa nabad sugida dowlada Somalia ayaa maanta lagu xoojiyey xaafada Towfiiq ee ka tirsan degmada Yaaqshiid ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Khaarajiga Somaliland oo ka dhawajiyey goorta Somaliland iyo Somalia...

Wasiirka Khaarigajiga Somaliland Mohamed Bihi Yonis oo ah shakhsi aad u deggen garanayana mas’uuliyadda uu dalka u hayo, ayaa si miisaaman uga jawaaban su’aal la iska weydiinayey goorta uu dhici doono...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii xisbiga Kulmiye oo la sheegayo in uu qabsoomi doono bisha Disambar ee...

Awdalpress – Hargeysa – Xogo hoose oo soo gaadhay shabakadda wararka iyo faallooyinka awdalpress.com ayaa sheegaya in shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye uu dib ugu dhacay illaa iyo Disambarta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Argagixisada ah ee Al Shabaab ayaa sheegatay is-qarxin maanta laga...

Awdalpress – Muqdisho – Nin watay gaadhi laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa maanta isku qarxiyey meel u dhaw guriga golaha Baarlamaanka Somalia. Waxana wararkii ugu dambeeyey ay sheegayaan in 5 qof...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tifaf tiraha Heemaalnews siduu u arkaa saxafiyiinta gobolka Awdal iyo...

Wariyayashaa gobolka Awdal oo gabay shaqadii looga baahnaa in ay bulshada u qabtaan, kana raacay dhandhan yar oo la siiyo, qayb wayna ka qaatay cabudhinta lagu hayo gobolka Awdal. Wariyayaasha goboka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Warancade oo War Been ah ka sheegay...

Awdalpress -(Lawyacadde) 06 July, 14– Wasiirka Daakhilga ee Somaliland Mudane Cali Warancadde oo waraysi siiyay idaacadda BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga ku hadasha, ayaa sheegay in uu furan yahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Xaflad loo sameeyay Dhakhatiirta Kuliyadaha Daawada iyo Qaliinka iyo...

Daawo: Xaflad loo sameeyay Dhakhatiirta Kuliyadaha Daawada iyo Qaliinka iyo Kuliyada Ilkaha, kuwaas oo tiradoodu dhantahay 29 Dhakhtar..

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shabakadda Haatuf maxay ka tidhi doorashada Madaxweyne ee Somaliland ee...

Marka hore waxa ay hawl-wadeennada shabakadda awdalpress.com cambaaraynayaan xadhiga  Yusuf Abdi Gabobe iyo saxafiyiinta la xidhan. Madaxweynaha Somalilandna waxan uga fadhinaa in uu sida ugu dhakhso...

View Article


Tacsi: Marxuum Sulaymaan Yuusuf Faahiye oo ku geeriyooday Caasimada DDS Jigjiga

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun: Dhamaanba Bahda shabakada Awdalpress waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo Qarbaadii uu ka baxay Marxuum Sulymaan Yuusuf Faahiye oo ku geeriyooday...

View Article

Mas’uul lugu dilay Caabudwaaq

Awdalpress(Caabudwaaq) 07 July, 14–Koox hubaysan ayaa magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud maanta ku toogatay madaxii maaliyadda ee degmadaas, Cabdiqafaar Aadan. Kooxda oo wadatay gaari fudud ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

FSNAU oo ka digtay inay ka sii darto xaaladda bini’aadannimo

Awdalpress– 07 July 14–Waaxda Falanqeynta Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada ee hay’adda FAO ee Cuntada iyo Beeraha (FSNAU) ayaa ka digaysa in dib-u-dhaca ku yimid roobka xilliga Gu’ga ee Soomaaliya,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Talo Soo jeedin Qaabka loo soo xulu karo ee ugu haboon Golaha Guurtida...

Qoraal ah fikir uu soo jeediyay wakiilka Somaliland u fadhiya dalka faransiiska taas oo ku bayaaminayo ama ku talinayo  qaabka loo soo xuli karo golaha guurtida ee Somaliland, Golahan oo mudadii la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa Mucaaradadiisu ma mid reer Awdal lagu...

Awdalpress(Borama) 07 July 14–Maqaalkaygani waa mid aan mar wax ku tusaalaynayo, marna aan wax ugu sheegayo siyaasiga socod baradka ah ee reer Hargaysa Xil.Ibraahim Mahdi Buubaa, hadaba marka hore...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live