Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii reer Nuur Dhagaweyne

$
0
0

tacsi (1)INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Annaga oo kala ah dhammaan asxaabta magacyadoodu hoos ku qoran yihiin,  waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan reer Nuur Dhagaweyne meel kasta oo ay joogaanba geerida naxdinta leh ee Marxuum Cabdisalaan Nuur Dhagaweyne oo saaka ku geeriyooday magaalada Boorame. Waxanan Illaahay uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waaraabiyo, qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.aamiin

1) Janaral Mohamed nuur Osmaan (Cansharaar)
2) Idiris Maydhane Warsame
3) Abdirahman Haji Dahir Elmi (caydiid)
4) Hassan Muse Khaliif
5) Abdirahmaan Omer Bille
6) Bashiir Mohamoud Yusuf
7) Ibrahim Mohamed Amin
8) Mohamed Omer Bille
9) Abdirahman Omer Egeh
10) Abdi Egeh Ahmed

Mohamed bille

London


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images