Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hawl wadeennada shabakadda awdalpress.com oo hambalyo aroos u diraya boqor Mohamed Abdi Barkhad Ismail iyo Boqorodda Amina Bashir Sheikh Ibrahim Tubeec oo maanta oo Axad ah ku aqal galay dalka Kanada.

$
0
0

aroos-wacanHaddii aan nahay bahda shabakadda awdalpress.com waxan hambalyo iyo bogaadin farxad leh u diraynaa aroorska  Mohamed Abdi Barkhad iyo Amina Bashir Sheikh Ibrahim Tubeec oo maanta oo ay taariikhdu tahay 03/08/2014 ka dhacay dalka Kanada ee qaaradda Amerika. Waxanan Ilaahay uga baryeynaa in arooskoodu uu noqdo kii lagu badhaadho.

Heestii arooska aan u saari jirrayna aan wada dhagaysanno ee ku soo dhawaada.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images