Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Musharraxa M/xigeenka UCID mudane Abdirashid Xasan oo tacsi tiiraanyo leh u diraya eheladii uu ka baxay Marxuum Xaaji Dayib Sh. Muxumed Kaahin.

$
0
0

tacsiINNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Aniga oo ku hadlaya magacayga, ka reer Hassan Mataan iyo ka ummadda reer Somaliland waxan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Xaaji Dayib Sh. Muhumed Kaahin Geeddi, oo ka  mid ahaa haldoorka iyo duqaydii mudanka ahayd ee Somaliland, waxanan Ilaahay uga baryayaa in uu jannadii firdowsa ka waraabo Marxuumka, eheladiisii iyo ummadda reer Somalilandna uu samir iyo iimaan ka siiyo,

Abdirashid Hassan Mataan

Hargeysa, Somaliland.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images