Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Siyaasiga Faysal Ali Waraabe oo si adag u naqdiyey dagaalka ay Somaliland ku qaadday tuulada Saaxya dheer,halka dhinaca kalena uu beesha caalamka baaqooda ku tilmaamay mid waxba kama jiraan ah ( Halkan ka dhegeyso )

$
0
0

FaysalAwdalpress – Hargeysa – Faysal Ali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka  Somaliland ee UCID, ayaa mar uu maanta saxaafadda la hadlayey, si aad ah oo dhinacyo badan taabanaya uga hadlay dagaalka bariga ka oogan, ugu horayna waxa uu  yidhi, ” in ciidammada maamulka Somaliland  awalba waalli uun ugu duuleen saaxdheer, waxbana kama ay soo faa’iidin”. Guddoomiye Faysal oo wax laga weydiiyay Wasiirro maamulka Somaliland ka tirsan, oo dawladda Itoopiya amar deg deg ah u soo dirtay sababta ay u duuleen, ayaa yidhi, ” waxaa ay doneen  waxa lagala soo hadlaaya arrimahaa dagaalkii khaatumo iyo somaliland.

 

Ugu danbay faysal ayaa haddana taabacay duullaanka ciidammada Somaliland oo yidhi, ” anagaa ku duullay saaxdheer, warkan ka soo baxay beesha caalamka annaga waxba nagama galin waxna nama siiyan beesha caalamku”.

Codkii Faysal Ali Waraabe halkan hoose ka dhegeyso oo guji

HALKAN KA DHAGAYSO

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images