Awdalpress – Hargeysa – Mudane Seed oo ah guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga waddani ee mucaarid Somaliland, ayaa waraysi uu sii yey saxaafadda, waxa uu kaga warramay qaabka uu Madaxweyne Siilaanyo ula arrimaha bulshada Somaliland u soo jeediso ee uu diiddan yahay. Waxana uu yidhi:
Awdalpress