US reportedly targets leader of al-Shabaab with Somalia drone strike
Tuesday, September 2, 2014 A U.S. drone reportedly targeted the leader of the Al Qaeda-linked al-Shabaab group in a strike in southern Somalia Monday. Members of al...
View ArticleIdaacaddii iyo TVgii dawladda ee ay qabsadeen dadka taageera Mucaaridka...
Ciidammada dowladda Pakistan ayey u suurto gashay in ay dib ula wareegaan xarunta TV-ga qaranka Dalkaasi, oo ay qabsadeen Kooxo dibad baxayaal ah oo ka soo horjeeda Xukuumada Dalkaasi. Dad dibada...
View ArticleDuqayn ba’an oo diyaaradaha Maraykanku u geysteen goob ku taalla shabeellada...
Awdalpress – Marka – Wararka laga helaayo Gobalka Shabeellaha hoose, ayaa sheegaya in Diyaaradaha dagaalka Dalka Mareykanku ay duqeyn ka geysteen meelo u dhaxeeya deegannada Haawaay iyo Dhaaytubaako oo...
View ArticleWararkii Ugu dambeeyay ee Salaadiinta Awdal/Salal/Gabiley ee Hargaysa Ku...
Awdalpress(Hargaysa) 02 Sep. 14– Xukuumada Somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay Axmed Siilaanyo ayaa caawa soo saartay Gudi uu u xilsaaray eegista iyo dabagalka dacwad qoraal ah oo ay u gudbiyeen...
View ArticleDoorashada soo socta ee dalka Ethoipia, loollanka Adag ee ka dhexjira EPRDF...
Dawladda fedraalka ah ee dalka Ethoipia oo ah dalka ugu dadka badan bariga iyo Geeska Afrika, isla markaana ah waddanka 3aad ee ugu tiro badan Afrika ayaa sannadka soo socda 2015 waxaa ka dhici doonto...
View ArticleMadaxweynaha Somalia iyo wasiirkiisa arrimaha dibadda oo ku soo laabtay...
Awdalpress – Muqdisho – Madaxweynaha Somalia Mudane Hassan Sheikh iyo wafdi uu hoggaamiye oo uu ka mid ahaa wasiirka arrimahda dibadda iyo maalgashiga caalamiga ah, ayaa ku soo laabtay caasimadda...
View ArticleWAR DEG DEG AH: Odayadii Gadabuursi oo ku kala qaybsamay war-saxaafadeedkii...
Awdalpress – Hargeysa – War naga soo gaadhay ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in oday dhaqameedyadii u socday tabashooyinka saamiga shaqaalaha Somaliland ee gobollada Awdal, Salal iyo Gebilay ay ku...
View ArticleGuddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Wadane oo si mug...
Awdalpress – Hargeysa – Mudane Seed oo ah guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga waddani ee mucaarid Somaliland, ayaa waraysi uu sii yey saxaafadda, waxa uu kaga warramay qaabka uu Madaxweyne...
View ArticleDOOD XASAASI AH:Hoggaankii dhaqanka Beelaha Somaliyeed ee soo jireenka ahaa...
Ilaahay qur’aankiisa waxa uu innoogu sheegay in uu dadka u abuuray shucuub iyo oqabiilooyin, laakiin ka ugu khayr badani yahay, ka agtiisa u dhaw, oo ah ka waajibaadkii uu Alle faray fulay, lagana...
View ArticleTacsi ku socota eheladii ay carruurtoodu ku naf waayeen doon ay ku...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Haddii aan nahay bahda shabakadda Awdalpress.com waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa waalidkii iyo eheladii ay ka geeriyoodeen da’yar Somaliyeed oo...
View ArticleRa’iisal Wasaare Abdiweli iyo wafdi dawladdiisa ah oo uu hoggaaminayey oo si...
Awdalpress – Baydhabo jannaay – Booqashada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ay ku gaadheen Degmooyinka Baydhabo iyo Tiyeeglowoo oo ka tirsan...
View ArticleSuldaan Dhawal oo ka hadlay arrintii ay oday dhaqameedyada gobollada...
Awdalpress – Borama – Muddo dhawr iyo toban casho ah ayaa waxa magaalada Hargeysa ku sugnaa salaadiin iyo oday dhaqameedyo isku xil saaray, xal u helidda tabashooyin dhinaca saami qaybsiga maamulka...
View ArticlePentagon: Somali terror group leader killed in U.S. airstrike
Friday, September 5, 2014 WASHINGTON — The Pentagon says U.S. officials have confirmed the death of the leader of the al-Shabaab terror group in a U.S. airstrike on Monday. The Pentagon’s press...
View ArticleRa’iisal Wasaare Abdiweli oo caddeeyey geerida hoggaamihii Al Shabaab Ahmed...
Awdalpress – Muqdisho – Intii maalmahan ahba waxa shaki badani uu ku jiray Geerida Hoggaamiyaha Kooxda Alshabaab Axmed Cabdi Godane, ayaa waxaa maanta geeridiisa xaqiijiyay Ra’isulwasaaraha Xukuumada...
View ArticleMareykanka oo xaqiijiyey dhimashada hoggaamiyihii Shabaab Axmed Gadone
Awdalpress– 05 Sep. 14–Dowladda Mareykanka ayaa goor dhow xaqiijisay in hoggaamiyihii Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane uu ku dhintay weerar Isniintii diyaaradaha aan duuliyaha wadin ee Mareykanka ay ka...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo xaqiijiyey dilka Axmed Godane
Awdalpress(Muqdisho) 05 Sep, 14–Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hoggaamiyihii Al-Shabaab, Axmed Cabdi Godane lagu dilay weerar Isniinta ay diyaaradaha aan duuliyuhu wadin...
View ArticleM/weyne Daawada aad qortay maaha mid daawaynaysa dadka reer Awdal
Sida dadka badankiisu ka warqabo, waxa dhawaanahan aad loo hadal hayay Jawaabta uu M/weyne Siilaanyo ka bixin doono, tabashada Saamiga Xukuumadiisa la xidhiidha ,ee duqay ka socotay beelaha gobolada...
View ArticleXaafadda Xamar Jajab oo Madaafiic kharaase geystay lala beegsaday
Awdalpress – Muqdisho – Ugu yaraan shan qof oo isugu jira dad waaweyn iyo carruur ayaa ku dhaawacmay madaafiic dhowr ah oo caawa ku dhacay xaafado ka tirsan degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir....
View ArticleMusharraxa Madaxweyne ku xigeenka UCID oo maanta ay taageerayaashiisu si weyn...
Awdalpress – Borama – Mudane Abdirashid Xasan-mataan Ahmed oo ka mid ah siyaasiyiinta gobollada galbeedka una sharraxan Madaxweyne ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa maanta si weyn waxa...
View ArticleGantaalka Godane lagu dilay Gafanayaashana ha lagu gano!
Saddex maalmood ayaan sugayey in si rasmi ah loo xaqiijiyo dilka Hoggaamiyaha Argagixisada Soomaaliya “Alshabaab” ee Axmed Aw Cabdi godane. Degdeg ma fiicnee, waxaan dhawraba, hadda, oo uu Kaba Weyne...
View Article