Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ceel biyood laga hirgeliyey degaanka Baysaare ee hoos yimaadda degmada Baki.

$
0
0

BaysaarreAwdalpress – Baysaarre – Hay’ad khayriya oo xafiiskeedu yahay dalka Denmark wakiilkeeduna uu yahay Sh. Abdillaahi Aw Muuse ayaa ceel biyood u dhisay degaanka Baysaare oo hoos yimaadda degmada Baki. Waxa horey degaankaasi uu Sh. Muuse Caateeye uga hirgeliyey 6 ceel oo dadka degaankaasi ay aad ugu diirsadeen.

Degaanka Baysaarre ayaa ah dhul ay dad badani deggen yihiin, oo laga wado horumarin dhinacyo badan leh, waxana ka dhisan dugsi hoy ah, waxana dugsigaa ka dhigta arday gaadhaysa 200 oo arday ( Halkan ka dhagayso ).

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images