Awdalpress – UAE – Aroos cajiib ah oo aan noociisa hore loo arkin oo ka dhacay dalka Imaaraadka ayaa waxa isku mehersaday iskuna aroosay, Caruuska… Sakariya Abdulla Fasal iyo Aroosada Ayaan Omer Ahmed Bare. Arooskan oo qiimihiisa iyo hab maamuuskiisa la yaabay ayaan idiin soo gudbin doonnaa cajaladdii laga duubay.
Bal sheekada waad sii akhriyi doontaane aan arooska u saarno heesta ducada iyo wax sheegga isugu jirta ee aan AROOSKA u saarro.
Immigana waxa halkan hambalyo iyo bogaadin uga gudbinaya asxaabta hoos ku qoran. Oo Ilaahay uga baryaya in uu arooskaasi noqdo kii lagu nasto ee lagu nagaado, isla markaana ubada khayr qaba kala hela.
- Bashir Sheikh Omer Good
- Abdirahman Omer Sh Ibrahim
- Mahamud Hassan Sacad
- Ahmed Abdillahi Roble
- DR, Sacad Haji Hirsi Awalle
- Nuux Yusuf Tukale
- Mahamed Hassan Haji Dini
- Abdillahi Ali Bahal
- Yassin Mumin Ege
- Saciid Muse Kahiye
- Dahir Ali Wacays
- Najiib Abdillahi Ismail
- Dahir Hassan Warfa
- Ahmed Hassan Caynaan
- Ahmed Hassan Birmo
- Mohamed Farah Yabarg
- Said Hussin Hadi
- Abdirahman Abdulla fadil
- Omer Dusiiye
Waxa kale oo ay dhammaanba asxaabtaa iyo xaasakoodu hambyo gaar ah u dirayaan Waalidkooda iyo walaalahood.
A O Sh. Ibrahim
UAE







