Awdalpress – Borama – Deeq kutub ah oo Abdi Jamac oo ka mid ah qurba joogta dalka Ingiriisku ugu deeqay Jaamacadda Amoud ayaa waxa ka guddoomay guddoomiyaha Jaamacadda Camuud Prof. Saleebaan Ahmed Guuleed. Halkan ka daawo warka oo faah faahsan:
Awdalpress