Awdalpress – Borama – Mudane Mohamed Aden Wacays ( Shayga ) oo ahaa safiirkii hore ee dawladda Djabouti u fadhiyey magaalada Jidda oo ku sugan magaalada Borama ayaa TVga Bulsho uga warramay horumarka uu ku arkay magaalada Borama. Shayaga waxa cajab geliyey sida quruxda badan ee loo dhisay magaalada Borama. Dhismayaashan oo isugu jira Villooyin, Hotello iyo habka casriga ah ee nidaamsan ee ay u dhisan tahay. Sidoo kale waxa uu Mudane Mohamed Shayga ka warramay magaalada Hargeysa iyo suuqyadeeda aad iyo aad ayaanu u ammaanay.
Warkan oo faah faahsan halkan ka daawo:
Awdalpress




