Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Itoobiya Inay Gacan Dadban Ku Bur-Buriso Dawladii Rabta Uma Suuroobayso” Haile Mariam

$
0
0

Ethiopian-Prime-Minister-Hailemariam-DesalegnAwdalpress – Addis Ababa - Raysul-Wasaaraha Itoobiya Haile Mariam Dhesaleny ayaa waraysi uu dhawaan siiyay Wakaalada Wararka Turkiga ee ANADOLU ku sheegay in dawladdii isku dayda inay xasiloonida Itoobiya wax u dhinto, aanay marnaba ku guulaysan doonin, xataa kuwa  adeegsanaysa gacan dadban.

 

Haile Mariam oo waraysigan lagu waydiiyay su’aalo badan oo ku saabsan dhinacyda xidhiidhka caalamiga ah iyo dalalka dariska ah sida Eriteria, Sudan, South Sudan iyo Masar ayaa sidoo kale ka hadlay dhismaha biyo xidheenka Abay iyo arrimaha siyaasada dalka gudihiisa.

 

Isagoo ka jawaabaya su’aal ku saabsan inay jiraan maxaabiis siyaasad u xidhan, ayuu Raysul-wasaaruhu ku jawaabay  “Ma jiraan maxaabiis siyaasad u xidhan, waxaa jira shufto dagaal lagu soo qabtay, loomana tixgalin karo maxbuus siyaasadeed qof hub qaaday inuu ujeedadiisa ku gaadho. Waa argagixiso.”

Halkan Ka Akhriso Waraysiga oo English Ku Qoran

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images