INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Waxa halkan tacsi tiiraanyo leh ka diraya dhammaanba reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan, waxanay tacsidaa u dirayaan eheladii iyo qaraarabadii ay ka baxday Habaryartood Marxuumada Amina Cige Dirir oo habar yartood ah. Allaha u naxariistee Marxuumaddan ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Dharwanaaje ee degmada Aw Barre.
Marxuumaddana waxa ay Ilaahay uga baryayaan in uu eebbe Jannadii Fardawsa ka waraabiyo, innagana samir iyo iimaan innaga siiiyo.
Aammiin
Bashir Sh. Omer Goth