Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

C/salaam Xaaji Ismaacil oo ka waramaya Khiyaamada loo geysto Khayraadka...

Daawo: C/salaam Xaaji Ismaacil oo ka waramaya Khiyaamada loo geysto Khayraadka Badaha Soomaaliya…

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ambsador Maxamed Aaden Wacays (SHAY) oo ka hadlay Safar uu ku yimid Boorama...

Ambsador Maxamed Aaden Wacays (SHAY) oo ka hadlay Safar uu ku yimid Boorama iyo Waxyaabaha horumarka ah ee uu ku Arkay Caasimada G/Awdal ee Boorama iyo Isbedelka balaadhan ee ka muuqda mudadii dheerayd...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wariye ku Af-duubnaa Koox Soomaali ah oo la sii daayey

Awdalpress(Gaalkacayo) 23 Sep.2014–Micheal Scott Moore oo heysta dhalashooyinka dalalka Mareykanka iyo Jarmalka ayaa maanta xoriyaddiisa dib u helay, kadib ku dhawaad saddex sano oo uu u afduubnaa...

View Article

Somali Dictator Visits US after Imprisoning Opposition Media

I, Dr. Said Mohamud, am an opposition leader of the Somali government and the president of the Somali People’s Party. I condemn the actions of the Somali government for silencing Mogadishu’s leading...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Wasiirada Beeraha, Boosaha iyo Xidhiidhka Golayaasha oo Shirjaraaid ku...

Daawo: Wasiirada Beeraha, Boosaha iyo Xidhiidhka Golayaasha oo Shirjaraaid ku qabtay magaalada Boorama kana hadlay Arimo la xidhiidha Xaalada Siyaasadeed ee beryahan ka jirtay G/Awdal..

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ku socota ehaladii ay ka bexeen labadii sarkaal ee lagu dilay Qorulud

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Aniga oo ku hadlaya magaca qurba joogta gobollada galbeedka Somaliland waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii, asxaabtii iyo shacabka reer Somaliland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarammada Midoobay xaruntooda New York oo lagu qabtay shir gaar ah oo lagaga...

Awdalpress – New York – Magaalada New York ee xarunta QM ayaa waxaa ka dhacay xalay shir gaar ah oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya, waxaana si wadajir ah u gudoominaayay madaweynaha Somalia, Xasan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal culus oo ka socda gobolka Galgaduud, kaasi oo u dhexeeya Millatariga...

Awdalpress – Dhuusa marreeb – Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidammada Dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya Ciidammada Itoobiya iyo Dagaalyahannada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waran-caddaha Somaliland oo reer Awdal ugu hanjabay in haddii ay diiwaan...

Awdalpress – Hargeysa – Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland Waran-cadde ayaa maanta furay diiwaan gelinta ka bilaabantay magaalada Hargeysa. Kadib, markii ay soo af jareen khilaafkii xisbiyada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safiirka Shiinaha u Fadhiya Ethiopia iyo Wefti la socday oo Booqasho ku yimid...

Awdalpress(Jigjiga) 25 Sep,–2014.—Waxaa maanta ka soo degay gagida diyaaradaha ee magaalada jigjiga wafti balaadhan oo uu hogaaminayay Safiirka wadanka China u fadhiya itoobiya iyadoona ay si heer sare...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ku socota eheladii Marxuum Abdirahman Aroos-diid oo maanta ku...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxa maanta magaalada London ku geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Abdirahman M Egeh ( Aroos-diid ) oo ahaa shaqsi qiima badan, isla markaana ka mid ahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhammaan reer Sh. Omer Goth waxa ay tacsi u dirayaan eheladii Marxuumad Amina...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxa halkan tacsi tiiraanyo leh ka diraya dhammaanba reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan, waxanay tacsidaa u dirayaan eheladii iyo qaraarabadii ay ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi ballaadhan oo ka kooban madaxda Khaatumo ah booqasho ku yimid tuulada...

Awdalpress – Taleex – Wafti ka socda maamulka Khaatumo ayaa markii u horreysay gaadhay degmada Taleex ee gobolka Sool oo maamulkan xarun looga dhigay muddo haatan laga joogo saddex bilood, laakiin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TUDHAALAHA WAA LAGU TIS-QAADAA.

Somaliland  oo gedo-jirsatay mudo ku siman 24 sano, ayaa waxay soo martay marxalado badan oo mid waliba waayaheeda iyo wadcigeedaba lahaa. Muddadaa ay Somaliland jirtey waxa xilka madaxtinimo ee dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Dadweynaha magaalada Lughaya oo ka Gadooday Culays la saaray ganacsiga...

Daawo:Dadweynaha magaalada Lughaya oo ka Gadooday Culays la saaray ganacsiga dekeda iyo Xayiraad lagu joojay dhoofinta Badeecadaha Qaar..

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Gudoomiyaha degmada Lughaya oo ka dayriyay Xaalada guud ee deegaanka...

Daawo: Gudoomiyaha degmada Lughaya oo ka dayriyay Xaalada guud ee deegaanka degmada, Isla markaana sheegay in dhulbalaadhsi ay ku hayso degmada Hargaysa..

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Madaxa Shirkada Horn-Fish oo sheegay in kaluunkii uga imanayay Saylac...

Daawo: Madaxa Shirkada Horn-Fish oo sheegay in kaluunkii uga imanayay Saylac lagaga Haysto Kastamka Caasho-Caddo, Dawlada Somalilandna diidan tahay Kaluunka dalka, Halka ay ka dhiirigelinayso ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland oo reer hebel ah, mise Somaliland oo qaran ah?

Mandiqaddan maamulka leh, ee dawladnimada cimaamadatay, ee la baxday Somaliland horta ma reer baa iska leh? mise reero ayaa wada leh, oo waa qaran?  Hummaagyada su’aalahaa ku xeerani waxa ay u ham iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aqoonyahanada iyo Waxgaradka Reer Awdal Ee Ku Nool Magaalada London Oo Tacsi...

Dhammaan aqoonyahanadan iyo waxgaradkan magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxey Marxuum Cabdiraxmaan Maxamed Cige Salsal (Aroordiid)...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Xafladii Haweenka gobolada Awdal/Salal/Gabilay ku Taageereen...

Daawo: Xafladii Haweenka gobolada Awdal/Salal/Gabilay ku Taageereen Madaxdhaqameedka Galbeedka Somaliland..iyo Shahaado sharafka la gudoonsiiyay Duubabka..

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live