Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

DAAWO:Maayirka Degmada Boorama Oo Xadhiga Ka Jaray Garoon Casri Ah

$
0
0

garoonkaBoorama(Awdalpress) 26.Nov.2014– Gudoomiyaha golaha Deegaanka ee Degmada Boorama Saleebaan Xasan Xaddi,Taliyaha qaybta ee Gobolka Awdal ,Salaadiin iyo dhalinayaro ayaa maanta ka qayb galay munaasibad xadhiga lagaga jaray Garoon Doog ah oo laga Sameeyey Magaalada Boorama kaasi oo dib u soo noolayn doona ispoortiga gobolka isla markaasina habeen iyo dharaarba lagu ciyaari doono , Garoonkani yar oo ilaa 7 qof lagu ciyaaro ayaa fursad u siin doona dadka shaqeeya ee aan dharaar wakhti u helan in ay ciyaaraan .

Halkan Ka Daawo :


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images