Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

WAR DEG DEG AH: Dagaal ka socda Qulunjeed oo galbeedka ka xigta Borama

$
0
0

breaking-news2Awdalpress – Borama – War immiga na soo gaadhay oo sugan ayaa sheegaya in uu maanta degaal ka dhacay jiidda magaalada Qulunjeed. Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan in ay foodda is dareen Jabhadda isku magacawday xoraynta gobollada galbeedka Adal ee ay hoggaaminayaan Suldaan Wabar iyo duqii hore ee magaalada Borama mudane Abdi Shide.

Illaa immiga lama hayo khasaaraha uu dagaalkani keenay, balse dadka ku sugan jiiddaasi oo aan la xidhiidhnay ayaa sheegaya in uu dagaal xilligan socdo.

 

Wixii warar ah ee arrintan ku saabasan waan idinla socodsiin doonna

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images