Awdalpress – Muqdisho – Nin qirtay in uu ka tirsan yahay kooxda Al Shabaab oo ku labbisnaa dharka Jalaabiibta ee ay xidhaan dumarka Islaamka ah ayaa maanta lagu qabtay suuq ka mid ah suuqyada magaalada Muqdisho, waxana immiga gacanta ku haya ciidammada ammaanka ee magaalada Muqdisho.
Halkan ka daawo Video laga soo duubay:
Awdalpress



