Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wasiir Hadliye: Waan Soo Dhaweyneynaa Safiirka Mareykanka

$
0
0

hadliyeAqalka Cad ee dalka Maraykanka ayaa shalay Katherine Dhanani u magcaabay safiirka cusub ee dalka Maraykanka u fadhiya Somalia, waxayna noqonaysaa safiirkii ugu horreeyey ee Maraykanku Somalia u magcaabo tan iyo 1991kii.

Dowladda Somalia ayaa iyna soo dhaweysay magacaabista safiirkan. Caasha Ibrahim Aden ayaa khadka taleefanka kula xiriirtay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Somalia Cabdisalaan Hadliye Cumar. Wareysiga ka dhageyso xagga hoose ee qoraalkan.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images