$ 0 0 Ceerigaabo(Awdalpress) 25.feb.2015-bulshada ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag ayaa taageeray go’aankii uu iska taagay gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro arimaha doorashooyinka Somaliland . Halkan Ka Daawo: