Dhammaanba reer Abdi Khalif oo kala ah:
1. Mohamoud Abdi Khalif
2. Khadra Abdi Khalif
3. Nagad Abdi Khalif
4. Amaal Abdi Khalif
5. Ahmed Abdi Khalif
6. Rahma Abdi Khalif
7. Ruqiya Abdi Khalif
iyo xaasaskoodu waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Saleebaan Suldaan Riiraash iyo Fadumo Dahir Cisman oo usbuucan meherkoodu ka dhacay galbeedka magaalada London. Waxanay Ilaahay uga rajaynayaan wiil iyo caano, iyo in ay ku waaraan bash bash iyo barwaaqo. Aaammiin
Ruqiya Abdi Khalif
London