Boorama(Awdalpress) 21-4-15- taliyaha laanta socdaalka Gobolka Awdal ayaa maanta warbaahinta uga warbixiyey raga uu sheegay in ay yihiin kuwa wax tahriibiya kuwaasi oo lagu xidhay magaalada Boorama isla markaasina loo dhaadhiciyey saldhiga dhexe ee magaalada Boorama .
wallow aanay saxaafadu la kulmin ragaasi la sheegay in lagu qabtay Boorama hadana waxaa uu sheegay in ay wax tahriibiyaan oo ay ku xidhan yihiin raga jooga dalalka sudan,liibiya .
Halkan Daawo :