Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deegaano Hoos Yimaada Gobolka Awdal Oo Loo Aqoonsaday Kuwo Lagu Muransan yahay .

Lughaya (Awdalpress) Deegaanada ceel sheekh iyo cabdi geedi ayaa laga reebay goobaha diiwaan galinta ee Gobolka Awdal kuwaasi oo markii hore hoostagi jiray degmada Lughaya ee Gobolka Awdal tani...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suldaanka Guud Ee Beelaha Gadabursi Suldaan Saleeban Cali Oo Ka Hadlay...

Boorama(Awdalpress) 14.april.2015- suldaanka guud beelaha gadabursi suldaan saleebaan cali ismaaciil ayaa maanta shir jaraid ku qabtay Gudaha Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal isla markaasina...

View Article


Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo la weeraray

xarunta wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Soomaaliya oo ku taalla agagaarka KM 5 ee magaalada Muqdisho ayaa laga maqlay qarax xooggan oo xigay is rasaaseyn sida ay sheegeen booliska....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

EU: Somaliland waa Inay Joojisaa Ciqaabta Dilka

Madaxda Hawlgalka Midowga Yurub iyo Dalalka Xubnaha ka ah waxay sida ugu adag u  dhaleecaynayaan fulinta dilka lixda qof ee ay sameeyeen masuuliyiinta Somaliland ee xabsiga amaanka baddan ee Mandheera...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukumadda Somaliland Oo Gaashaanka Ku Dhufatay Baaqii Reer Yurub –

Hargeysa(awdalpress)Apr.16, 2015 – Masuuliyiinta hawlgalka Ururka Midawga Yurub iyo waddamada Xubnaha ka ah, ayaa baaq diidmo ah ka soo saaray Qisaastii Xukumadda Somaliland ku fulisay 13-kii bishan 6...

View Article


Roobabka Gu’ga oo ka curtay Soomaaliya

Roobabka Gu’ga ayaa lagu soo warramayaa in ay ka da’een qeybo ka tirsan gobollada dalka oo waayadii u dambeysay ay ka jirto kuleyl aad u darran. Goobaha ay roobabku ka da’een waxaa kamid ah magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ekwe Ethuro: Qaxootiga si khasab ah looguma celinayo Soomaaliya

xubno ka tirsan golaha senat-ka Kenya ayaa ka soo horjeestay in si khasab ah qaxootiga Soomaalida ee ku jira xeryaha Dhadhaab  loogu celiyo Soomaaliya. Afhayeenka senatka Ekwe Ethuro, ayaa sheegay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Somaliland u hadlay oo ka jawaabay hadalkii ka soo baxay Midawga Yurub

Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay maanta hadalkii ka soo yeeray ururka Midowga Yurub ee Somaliland kaga dalbanayeen inay joojiyaan dilalka qisaasta ah oo dhowaan lagu fuliyey lix qof....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tahniyad aroos oo ku socota Mohamedweli Ahmed Ibrahim Taani iyo Ikran...

Maanta oo ay taariikhdu tahay 17/04/2015, waxa magaalada London ku aqal galay Mohamedweli Ahmed Ibrahim Taani iyo Ikran Abdilahi Sh. Yusuf. Waxana xafladii arooska lammaanahan aad uga soo qayb galay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland oo markii ugu horreysey magacawday Taliyaha iyo taliye xigeenka...

Awdalpress – Hargeysa – Wareegto uu ku sexeexan yahay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Mudane Waran Cadde, ayaa lagu magacaabay taliyaha iyo ku xigeenka waaxda dab-damiska oo wada shaqayn la yeelan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee...

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxmed Silaanyo ayaa jagadii gudoomiyenimada ka qaaday gudoomiyihii maxkamada Sare ee Somaliland Yusuf Ismaciil Cali, taasi oo uu ku sababeeyey cabashooyin is daba joog ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Degaanka Somalida Ethopia Mudane Cabdi Maxamud Cumar oo...

Cabdi Maxamud Cumar, Axmed Makail, Cabdi Jibriir, khadar Macalin, Iid Faarax, Daauud Maxamed, C/rashiid Duulane iyo Cali Cabdi, oo dhammaantood  ahaa madaxweynayaal iyo Hal madaxweyne ku xigeen oo ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadweynaha Boorama Oo Soo Dhaweeyey Telefishka Somali News Oo Hawda Soo Galay

dadweynaha ku dhaqan magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ayaa si balaadhan u soo dhaweeyey telefishka somali news oo hawada u soo galay isla markaasina u soo jeediyey talooyin dhagax gal ah....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adeeg Caafimaad oo Bilaash Ah oo Ay Maalgelisay Ha’yada UNFPA Oo La Bilaabay...

Dilla(Awdalpress) 20-4-15- Adeeg caafimaad oo bilaash isla markasina ay maal galisay ha’yadda UNFPA ayaa laga bilaabay magaalada Dilla ee Gobolka Awdal halkaasi oo mudo shan maalmood ah ka socon doona...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin weerarka ka dhacay Garowe ee lagu dilay shaqaalaha QM

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax saaka magaalada Garowe lagula beegsaday gaari bas oo ay saarnaayeen shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobey. Shaqaalaha ayaa ku sii jeeday xarunta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan oo cambaareeyay weerarkii Garoowe.

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerarkii maanta ka dhacay magaalada Garoowe oo ay ku dhinteen in kabadan 9 qof, kaasoo  ay sheegatay kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Cayimay Wakhtiga Ay Doorashada Ku Qaban...

Hargeysa(Awdalpress)April-21-2015- 7-da Xubnood ee Guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa Maanta shaaciyay wakhtiga ay ku qaban karaan doorashada Madaxtooyada iyo Wakiilada. Guddida oo Shir jaraa’id...

View Article


Afar Qof Oo ku dhimatay qarax ka dhacay Muqdisho

far qof ayaa ku dhimatay, lix kalene wey ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay maqaayad lagu magacaabo Banooda oo ku taalla magaalada Muqdisho. Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliya Qaasim Axmed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raga Wax Tahriibiya Oo Lagu Qabtay Boorama

Boorama(Awdalpress) 21-4-15- taliyaha laanta socdaalka Gobolka Awdal ayaa maanta warbaahinta uga warbixiyey raga uu sheegay in ay yihiin kuwa wax tahriibiya kuwaasi oo  lagu xidhay magaalada Boorama...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo meher oo ku socota Saleebaan Suldaan Riiraash iyo Fadumo Dahir...

Dhammaanba reer Abdi Khalif oo kala ah: 1. Mohamoud Abdi Khalif 2. Khadra Abdi Khalif 3. Nagad Abdi Khalif 4. Amaal Abdi Khalif 5. Ahmed Abdi Khalif 6. Rahma Abdi Khalif 7. Ruqiya Abdi Khalif iyo...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live