Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

THE TORONTO COMMUNITY AND SOMALILANDERS ARE CORDIALLY INVITED TO JOIN US AT...

  THE TORONTO COMMUNITY AND SOMALILANDERS ARE CORDIALLY INVITED TO JOIN US AT THE GRAND WADDANI FUNDRAISING EVENT:   WHEN: SATURDAY APRIL 18TH @ 8:00 P.M. 2:00 A.M   WHERE: HOWARD JOHNSON HOTEL,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fursad Waxbarasho : Hashi Abib University Empowering Through Education...

Fadlan Halkan ka Daawo fariinta la xidhiidha Isdiiwaan galinta jaamacada iyo arimo kale DR. ABDILLAHI XAASHI ABIIB MADAX WEYNAHA JAAMACADA 001-571-246-7211 WASHINGTON DC USA

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisbiga Kulmiye Wax Musharax ah Malaha …..Xildhibaan Xoog 0o Ka Tirsan...

xildhibaan xoog oo ka tirsan golaha wakiilada somaliland ka mid ah xidhibaanada xisbiga mucaaridka ee wadani ayaa sheegay in aanu xisbiga kulmiye musharax lahayn ilaa imika . Halkan Ka Daawo :

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kenya oo Fariisiyay Akoonadii Xawaaladaha

Dowladda Kenyan ayaa fariisisay akoonadii  bangiyada ee 86 hay’adood oo kuwa maaliyadda ah iyo shaqsiyaad ay uga shakisay inay maalgelinayeen argagixisada. Talaabadan ayaa dowladda Kenya ay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr Cabdisalaan Hadliye: Xuutiyiinta Waa laga weerari karaa Soomaaliya

Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdisalaam Cumar Hadliye ayaa sheegay in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay oggolaatay in hawada, dhulka iyo badda Soomaaliya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Idaacada ERGO Ee Fadhigeedu Yahay Nairobi Oo Wareysi La Yeelatay Dr...

Dr Cabdishakuur cabdilaahi Sh.Ibrahim (Dr Sanco )  ayaa wareysi ku saabsan xanuunka jooniska siiyey idaacada Afka Soomaaliga ku hadasha EE ERGO Cagaarshowga, jooniska ama Indha-caseeyaha ayaa ka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland Oo Ka Hadashay Barakacayaal Soo Gaadhay Berbera

Hargeysa (Awdalpress) wasiirka wasaarada dib u dajinta Somaliland oo ka hadlay barakacayaal uu sheegay in ay ka yimaadeen yemen oo soo gaadhay Magaalada Berbera ee Somaliland .         HALKAN KA DAAWO :

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Safiiradda Maraykanka iyo Turkiga U...

Hargeysa(Awdalpress)April-08-2015- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hogaaminaayo Wakiilka maraykanka u fadhiya Kenya una...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawladda Somalia oo madaxda Al Shabaab dul dhigtay lacag qayri caadi ah. (...

Golaha wasiirrada xukuumadda dawladda Federaalka Somalia oo maanta kulan ku yeeshay caasimadda Somalia ee Muqdisho ayaa ka hadlay Amniga guud ee dalka, xaaladaha shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Yaman...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cumar Cabdirashiid iyo Gaas oo ku kulmay Garoowe

Raysul wasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashii Cali iyo madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta shir ay ku yeesheen magaalada Garoowe ugu hadlay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Kenya

Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay Danjirayaal ka socda dowladda Mareykanka, isagoo dhinaca kalena wada hadal ku aaddan Xayiraadda saaran...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muwaadiniin Soomaali ah ka soo carartay Yemen Oo soo gaaray Boosaaso “SAWIRRO”

  Muwaadiniin Soomaali ah oo isaga soo cararay dagaalada ka taagan dalka Yemen ayaa soo gaaray dekadda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari, kuwaasi oo isugu jiray rag, dumar iyo carruur....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SNM maxay u taagnayd ee ay u dagaallamaysey? Aas aaskeedase ayaa lahaa?...

Qormadani waa tii ugu horreysey ee nooceeda ah,kana waranta xarakadii SNM, kuna soo baxda shabakadda awdalpress.com, waxana qoray qoraa isku dayey in uu dhex dhexaad ka noqdo hadafkii SNM iyo sidii ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waraysiga Zakariye warbaa wali iigu laaban!

ALSHABAABNIMADU ma ahan oo kali ah QARXINTA, QIXINTA, QAARIJINTA, MIINADA, DILKA, NAFTIHALLIGNIMADA, GAAJEYTA IWM, ee waa haaneedinta iyo hirgalinta aragtida SHABAABNIMADA, ee ay salka iyo unugga u...

View Article

Askari Toogtay Taliye Ka Tirsanaa Ciidanka Soomaaliland Ee Gobolada Bariga

Ceerigaabo(Awdalpress)April-12-2015-Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa toogasho ku dilay Taliyihii Ciidanka Qaranka Guutadda 93 aad laba Xidigle Baashe Cali. Askariga dilka gaystay ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda federaalka iyo maamulka Puntland oo qodobbo ku heshiiyay

Wada-hadallo u dhexeeyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka Puntlanad ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UNHCR: Kenya naguma soo wargelin dib u celinta qaxootiga Soomaalida

Hay’adda Qarammada Midoobay u qaabilsan qaxootiga (UNHCR) ayaa maanta sheegtay in dowladda Kenya aysan lasoo sameyn xiriir rasmi ah oo ku saabsan dib u celinta qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacadda Qabridahar ee la dhagaxdhigay waa guulaha ku yimid hoggaaminta...

Jaamacadda Qabridahar ee dhawaan sida wadajirka ah ay u dhagaxdhigeen R/xigeenka dawladda Fedraalka Ethoipia mudane Damaqe Mokonin iyo M/waynaha DDSI Cabdi Maxamud Cumar ayaa waxa ay soo jiidatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Robot u dagaallami kara sida dadka oo la soo saarayo iyo dood adag oo...

Awdalpress – Geneva – Magaalada Geneva ee Switzerland ayaa lagu wadaa in uu ka furmo shir looga arinsanayo aalad casri ah oo hubeesan taa oo la tilmaamay in ay ku dagaalami karto sida dadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boorama: Baabuurkii W/Maaliyada ee Gobolka Awdal ee La Waayey iyo Dareenka Ku...

Cudurka Gala Fardaha ,Hadii laga  gubo dameeraha dawada lama Gaadhayeee,  Waa eryo ka mid ah hees ay qaado khadra daahir taasi oo ka turjumaysa  sida loo maamulay baabuurkii wasaarada maaliyada ee...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live