Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Cuqaal iyo Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal Oo Ganafka Ku Dhuftay Hadal Ka Soo Yeedhay Saleebaan Gaal.

$
0
0

odayBoorama(Awdalpress) 28.4.15-Qaar ka mid ah cuqaasha iyo madaxdhaqameedka Gobolka Awdal ayaa maanta shir jaraaid ku qabtay Huteelka OSLO ee magaalada Borama waxaana ka mid ahaa cuqaashii madashaasi ka hadlay , cheif caaqil cumar samriye,cheif caaqil yuusuf cabdilaahi cali ,caaqil ahmednuur ciise bulle,caaqil cismaan ibraahim iyo siyaas idirs aden hufane kuwaasi oo dhaantood ganafka ku dhuftay hadal ka soo yeedhay gudoomiyaha guurtida oo wakhti ka badan kii gudida doorashooyinka u ololaynaya in madaxweyne siilaanyo loo kordhiyo \

HALKA KA DAAWO :


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images