Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wariye iyo Xaaskiisii oo lagu Dilay Baydhabo

$
0
0

Magaalada Baydhaba waxaa xalay lagu dilay Daa’uud Cali Cumar oo ah weriye ka howgalayay Idaacadda Baydhabo, xaaskisii iyo waliba nin kale oo ay jaar ahaayeen.

Dilkan waxaa geystay dabley la aaminsa yahay inay ka tirsan yihiin ururka al-Shabaab.

Maamulka Koonfur-Galbeed Somalia ayaa sheegay inay baadhayaan sababaha loo dilay 3-dan ee uu ku jiro weriyhuhu.

Warbixintan waxaa Baydhaba ka soo diray weriyaha VOA, Mukhtar Maxamed Catoosh.

Warbixinta oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Warbixin ku saabsan dilka Wariyaha ee Baydhabo

Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images