Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

DAAWO: Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Dalka Ku Soo Laabtay Hana Hadlay Arimo Badan

$
0
0

ciroHargeysa(Awdal press ) Apr.30, 2015 – guddoomiyaha golaha wakiiladda ahna guddoomiyaha xisibiga Waddani mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro, ayaa maanta kumanaan tageerayaasha iyo dadweynaha reer Hargeysa ahi ku soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha ee magaaladda Hargeysa.

Guddoomiye Cirro ayaa kasoo laabtay socdaal baadhis caafimaad oo uu ugu maqnaa dalka Turkiga, iyada oo markii uu u dhamaatay baadhistii caafimaadku uu iyana la kulmay masuuliyiin sare sare oo ka tirsan wadanka Turkiga.

Kusoo guryo noqoshada guddoomiye cirro iyo soo dhaweynta balaadhan ee maanta lagu soo dhaweeyey waxa iyada oo maqal iyo muuqaal ah aad ka daawataan halkan hoose:


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images