Awdalpress – London – Safiirka dalka boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Somalia Mss.Harriet Mathews ayaa maanta ummadda Somaliyeed farriin hambalyada ciidda Soon u marisay saxaafadda. Iyada oo xafiiskeeda farriinta uga soo diraysa dadka Somalida ahna waxa ay tidhi, ‘ Ciid Mubaarak’.
Mss.Harriet Mathews ayaa markii ugu horreyey lagu arkay iyada oo xijaaban, afka Somaligana ku hadlaysa. Halkan ka daawo:
Awdalpress