Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deeqa Caalamka Ee Sanduuqa Horumarinta Somaliland Oo Laga Dayrinayo Meelaha...

Sanduuqa Horumarinta Somaliland  (SFD) oo Sanduuqa deeqa caalamku ugu soo ridaan Somaliland  ayaa laga dayrinayaa Mashraaciida ay fulinayso taasi oo la sheegay in Gobolada Dhexe 90% halka 8% laga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mudug mise NusMudug?

Alif wax ma leh iyo wax buu leeyahay sax ma wada noqon karaan. GalMudug waxay ka kooban tahay Mudug iyo Galguduud ama Dowlad Goboleed ma aha. Haddii sida magaceeda ka muuqata ay tahay Mudug iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Loollanka Aydoolajiyadaha iyo Aragtida Aqoonta ka arradan!

Waa labo dhacdo, oo kala fog. Midi waa farxad iyo dabbaaldeg, aayatiin iyo alalaas, midna waa dilid, gablamin, gumayn iyo deldelaad. Waa Laba fal, oo fikirkooda wata, ee ay ku yimaadeen ama ku dheceen,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqayn ka dhacday Baardheere

Ugu yaraan labo horjooge oo sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar duqayn cirka ah oo ka dhacay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Dhowr qarax oo waa wayn ayaa laga  maqlay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Reysul wasaare Cumar oo dhexdhexaadinaya Cabdiweli Gaas iyo saraakiil gadooday

Reysul wasaaraha  xukuumadda federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke  ayaa la kulmay laba sarkaal oo ka tirsan ciidanka Puntland oo dhowaan ka gadooday maamulka Puntland. Saraakiisha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qoyska Ugu Gaagaaban Aduunka uguna Tirada Badan oo Maraykanka Ku Nool

London ( Awdalpress) Waxa ay faafisay warsidaha Ingrisska ah ee la yidhaahdo Daily Mail sawiro qoyska aduunka ugu gaagaaban oo tirdooda ay ku sheegtay 7 qof , waxaanay ku nool yihiin gobolka...

View Article

Wasiirkii Hore ee Maaliyada S/land oo Si Hoose Beeshiisa ugu Sheegay in u...

Hargeysa (Awdalpress) Muuqaalkan oo Si Sir ah lagu duubay ayuu kagaga hadlay sababaha uu u diiday in uu qabto xilkii wasaarada ee loo magaacabay iyo arimo kale

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha DDSI oo farxada ciidul fitriga tahniyad Hambalyo u diray...

Jigjiga(Awdalpress)July.16.2015, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa tahniyada farxada ciidul Fidriga hanbalyo u diray dhamaan muslimiinta caalamka gaar ahaan muslimiinta Itoobiya....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Somaliland oo Hambalyo u diray Umadaha Islaamka iyo shacabka...

Hargeysa(Awdalpress) 16 July 2015– Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shacbiga Somaliland iyo shucuubta islaamkaba munaasibadda Ciidul...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

R/Wasaaraha Somalia Cumar C/rashid oo munaasabada ciidalfirida Hambalyo u...

Awdalpress(Muqdisho)Ra’iisul wasaaraha xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa munaasabadda curashada bisha shawaal ee ciidul fitriga ugu hambalyeeyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CIID MUBAARIK…….. CIID MUBAARIK…..CIID MUBAARIK

Bahda shabakadda Awdalpress.com waxa ay macaamiisheeda leedahay CIID MUBAARIK…KULLU CAAM WA ANTUM BI KHAYR.                         Awdalpress

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abwaan Abdiwaxid Gamadiid iyo gabaygiisii GUUR-DOON ( Video )

Waxad nala dhegeysataan gabayga la baxay guur-doon ee uu Abwaanka Gamadiid ka tiriyey markii uu raadinayey gabadha uu qabiilooyinka Somaliyeed ka raadinayo, isaga oo qabiil qabiil iyo degaan degaan u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Xidiga Boorama Oo Ku Guulaystay Koobka Bisha Ramadan AUN Ee Korneyl...

Boorama(Awdalpress)  xidiga Boorama ayaa ku guulaystay Koobka Bisha Ramadan ee Korneyl Collow oo lagu qabtay Garoonka Khayrida Bariga Magaalada Boorama isla markaasina ay ku tartamayeen 16 kooxood oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan oo Soomaalida ugu hambalyeeyay ciidda

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dadka Soomaalida iyo guud ahaan Muslimiinta ugu hambalyeeyay munaasabadda ciiddul fidriga. Guddoomiyaha baarlamaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sida Looga Ciiday Boorama

Boorama(Awdalpress) dadweynaha ku nool magaalada Boorama ayaa saaka aroortii u dareeray gudashada salaada ciida kuwaasi markii dambena hambalyo iyo tahniyado isla Boobay . Suuqada iyo goobaha bulshadu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia oo mar ahayd dalka Muuska ugu badan dunida dhoofiya ayaa 25 sano...

Awdalpress – London – Somalia oo mar ahayd dalka dhoofiya Muuska ugu badan adduunka, isla markaana ugu muuska fiican ( macaan ) dunida ayaa 25 kadib dib u bilawday in ay dhoofiso. Sida laga warqabo,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abdixafid Jamac oo ka hawl gala Universal TV waxa uu suuqa ku baahiyey...

Awdalpress – London – Dadka wararka iyo faallooyinka ama doodaha xiiseeyaa waxa ay maanta sida caada ah mar ay isha marinayeen shabakadaha Somalidu ay farsamayso, kala kulmeen youtube xayeysiis ah oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al Shabaab’s threat increase in Somalia’s Putland, says Mulet

UNIFEED-UNTV Friday, July 17, 2015 Somalia’s Deputy Permanent Representative to the United Nations Awale Ali Kullane The Assistant Secretary-General for Peacekeeping, Edmund Mulet, told Security...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiye Abdirahman Cirro: Goorma ayaad guddoomiyenimada golaha Wakiillada...

Awdalpress – Hargeysa – Guddoomiyaha golaha wakiillada isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee Wadani Mudane Abdirahaman Abdillaahi Cirro, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweenayda dalka Britain Safiirka uga ah Somalia Mss.Harriet Mathews oo...

Awdalpress – London – Safiirka dalka boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Somalia Mss.Harriet Mathews ayaa maanta ummadda Somaliyeed farriin hambalyada ciidda Soon u marisay saxaafadda. Iyada oo...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live