Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taariikhda Somalida muddadii u dhaxaysay 1800 – 1977 ( Video )

Ummada wal ama qowmiyad walliba waxa ay leedahay taariikh hore, mid socota iyo mid iman doonta, waxana lagama maar maan ah in qofka Adamaha ahi uu barto taariikhdii uu soo maray, si uu uga faa’iidaysto...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dal-Daloolooyinka Diiwaan Galinta Madaniga Ee Somaliland .

FAALO:  Somaliland ayaa bilowday sanadkani gudihiisa diiwaan galinta madaniga ah kaasi oo lagu diiwaan galinayo isla markaasina lagu siinayo kaadhka dhalashada muwaadinka  (National Identity ) bulshada...

View Article


Xukuumada Oo Asxaabta Mucaaridka Ugu Baaqday In Ay Kala Qayb Galaan...

Hargeysa(Awdalpress)July-12-2015-Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa isbahaysiga Mucaaradka ugu baaqday shir lagula xaajoonayo guurtida Somaliland si loogu qanciyo heshiiskii Mucaaradka iyo xukumadda,...

View Article

Soomaaliya oo Isniinta dacwad u gudbinaysa Maxkamadda Caalamiga ah ee...

Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si rasmi ah ugu gudbin doonto maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda dacwad ka dhan ah Kenya oo dhinaca...

View Article

Cabdiweli Gaas iyo Axmed Madoobe oo ka hadlay wadaxajoodka u dhaxeeya

adaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in wadaxaajoodka uu la yeelanayo madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba in uu muhiim u yahay xiriirka labada dhinac iyo siyaasada Soomaaliya....

View Article


HOGAANKA ISBAHAYSIGA MUCAARADKA SOMALILAND OO MUDAHARAAD AAMUSNAAN AH KAGA...

Hargeysa, July 12, 2015 (Awdalpress) – Hogaanka asxaabta mucaaradka Somaliland iyo madasha wadatashiga ayaa maanta shir albaabadu u xidhan yahay ku yeeshay magaalada Hargeysa. Kulankaasi markuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shalay galab iyo Prof. Ahmed I Samatar oo wacdaro ka dhigay London ( Goor...

Prof. Ahmed Ismail Samatar ayaa maalintii shalay ayaa waxa uu speech dheer oo aad u qiimo badan ka jeediyey fagaaraha Oxford House ee ku yaalla magaalada London. Kaasi oo uu kaga hadlayey dhaqanka iyo...

View Article

Muxuu Shaaha ula soo Daahay – Qiso Dhab ah oo Cajiiba!

Nin Hindi ah ayaa wuxuu gaaray boosteejada ama halka laga raaco tareenka isagoo sugayay in tareenki uu raaci lahaa yimaado, waxaana loo sheegay in uu imanayo 7:00 fiidnimo taasoo uga dhigneyd inuu hal...

View Article


Amaradii iyo Wareegtooyinkii Cali Waran Cade ee iska Hor Imanaayey Halkan Ka...

Hargeysa (Awdalpress)

View Article


Xogahayah Arimaha Bulshada Ee UCID oo Difaacey Musharaxa Xisbigiisa

Hargeysa (Awdalpress) Xigasho Royaltv

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo. Prof Ahmed Samatar oo Wacdaro ka dhigay London iyo Kulankii Oxford...

Daawo. Prof Ahmed Samatar oo Wacdaro ka dhigay London iyo Kulankii Oxford House kulankaasi oo kaga hadlay Dhaqanka iyo Horumarka …

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sh.Cabdilaahi Sh.Cali Jawhar Oo Hadal Muhiim Ah Ka Jeeday Kulankii Culimada...

Hargeysa (Awdalpress) Sheekh cabdilaahi sheekh cali jawhar oo hadal muhiim ah oo dhinacyo badan taabanaya ka jeediyey kulankii culimaa’udiinka Somaliland iyo Madaxweynaha Siilaanyo Halkan Ka Daawo :

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maayirka Cusub Ee Magaalada Boorama Oo Wareysi Gaar Ah Siiyey Tvga SOMNEWS

Boorama(Awdalpress) Gudoomiyaha cusub ee golaha  deegaaka degmada Boorama oo waraysi siiyay tvga caalamiga ah Somnews ayaa waxa uu ka warbixiyay hawlaha shaqo ee uu ka qabtay mudada gaaban ee uu xilka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

U Diyaar-garowga Ciida Oo Laga Dareemayo Suuqyada Boorama

Boorama (Awdalpress) u diyaar garowga ciidul fidrida ayaa laga dareemayaa suuqada iyo Goobaha ganacsi ee magaalada Boorama gaar ahaan Goobaha aya bulshadu ka iibsado dharka ciida iyo wixii la mida ....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

FU’AD ADAN CADDE HAS PASSED AWAY IN TURKEY

The former presidential adviser for Somaliland’s eastern regions affairs. Fu’ad Adan Cadde has sadly passed away in early morning of Wednesday in a Turkish hospital where he was receiving medical...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BOOBE: Cali Warancadde kuma jiro dadka ay talada dalku ka go’do, waxbana...

Awdalpress – Hargeysa – Afhayeenka xisbiga Wadani Mudane Boobe Yusuf Ducaale, ayaa mar uu shalay saxaafadda la hadalay ganafka ku dhuftay hadal ka soo yeedhay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland mudane...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wadamada Carabta ah ee Khaliijka ayaa isku khilaafay heshiiska dhexmaray...

Awdalpress(Dubai) 15 July 2015–Wadamada Carabta ah ee Khaliijka ayaa isku khilaafay heshiiska dhexmaray dalalka awooda kuleh Golaha Amaanka iyo Iran ee lagu xalinayo xiisada ka taagneyd barnaamijka...

View Article


OGAYSIIS: ARDAYDA JECEL WAXBARASHADA EE JOOGA QURBAHA IYO SOMALIA

OGAYSIIS: dhamaan waalidiinta jecel in caruurtoodu waxbarato oo aqoon yeelato iyo dadka kale ee jecel waxabarashada heer walba waxa la ogaysiinaynaa in Jaamacada Xaashi Abiib kuu hayso waxbarasho nooc...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin: Bajaajtu Ama Tiktu Oo Fududaysay Isku Socodkii Bulshada Ee Xaafada...

Boorama(Awdalpress)Gaadiidka yar yare  ee sadex taayirlayda ah ee loo yaqaano bajaajta ama tixta waxay ka mid tahay gadiidka dadka qaada ee ka hawl gala qaybo ka mid ah magaalada boorama kuwasi oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Cadan oo Badankeeda Laga Xoreeyey Xuuthiyiinta iyo Xulafadoodii

Cadan (Awdalpress) Dagaalo qadhaadh oo ka socday magaalada Cadan ee dalkaasi Yeman mudo dhawr bilood ah ayaa waxaa u suura gashay taageerayaasha madaxweyanah sharci ahaan la aqoon san yahay Cabdi Rabi...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live