
Tiradii u horeysay oo ka mid ah maydadka Ciidamadii dagaalka Qadhaadh ku galay Degaanka Jannaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay gaadheen Garoonka Diyaaradaha ee Dalka Ugandha
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Meydadkani waxa ay ka mid yihiin 12 askari oo Militariga Uganda ay sheegeen in lagaga dilay weerarkii abaabulnaa ee kowdii bishan Sebtember Ururka Al Shabaab kula wareegeen Xarunta Ciidamada Amisom ku lee yihiin Degmada Jannaale Ee Gobolka Shabelelaha Hoose.
Awdalpress.com
Rag is Baray





