Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Somaliland Mohamed Abdillaahi oo ka hadlay arrimaha Xisbiga Kulmiye iyo Wasiirrada Iscasilay

$
0
0

Dr_Mohamed_Abdillahi_Omer_ggg002London – Awdalpress – Wasiir Mohamed Abdillaahi oo muddo soo ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo maanta ka soo degey maddaarka Hargeysa ayaa si farxad leh loogu soo dhaweeyey maddaarka, waxana uu si qurux badan uga hadlay mawqifkiisa Kulmiye, taageerada Muuse Biixi iyo soo dhaweynta mawqifka Madaxweyne Ahmed Siilaanyo.

Sidoo kale waxa uu ka hadlay wasiirrada Iscasilay oo uu ku sheegay in aanay u dhicin si shakhsi ah balse ay iscasilaaddoodu ahayd, hab wadareed dareen kale huwan. Hoostana waxa uu ka xarriiqay in aanay u fiicnayn iyaga iyo dalkaba.

Halkan ka daawo.

Awdalpress

The post Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Somaliland Mohamed Abdillaahi oo ka hadlay arrimaha Xisbiga Kulmiye iyo Wasiirrada Iscasilay appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles