Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Gabadh Soomaaliyeed oo dalka Malta mag-dhow siin doono

$
0
0

Ciidamada-badda-Soomaaliya-Awdalpress, 24 July 13–Maxakamadda xuquuqda aadamaha ee Midowga Yurub ayaa shalay dowladda  Malta ku xukuntay inay bixiso 35 kun oo dollar oo mag- dhow aahaan loo siin doono Gabar Soomaali ah.

Gabadha ayaa mag-dhowga loo amray kaddib markii saraakiil ka tirsan hay’adda xuquuqda aadamaha ee Midowga Yurub ay soo oggaadeen in dhibaatooyin kala duwan loo geystay intii ay ku jiray xabsi ku yaalla dalka Malta.

Sarakiisha ayaa xukuumadda Malta ku eedeeyay in ay meel ugu dhaceen xuquuqdii ay gabadhaasi lahayd, kuwaasoo u diiday in codsi ay ku dalbatay in la siiyo magan-geliyo iyo in ay hesho daryeel caafimaad.

Gabadhan ayaa dalka Malta soo gashay sanadkii 2009-kii xilligaasoo ay ahayd magan-geliyo doon.

RBK


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images