INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN..
Aniga oo ah Nur Haji Hussein iyo xaaskayga Fadxiya Muumin Fariid, waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Hussein Jaamac Abdilaahi (Wadaadyare) oo ku geeriyooday dalka Maraykanka. Waxanan Marxuumka Ilaahay uga baryeynaa in uu jannadii ka waraabiyo, eheladiisiina uu samir iyo iimaan ka siiyo. Waxa kale oo tacsi taa la mid ah diraya:
1. Rashid Nur Dhagaweyne
2. Abdi Maxamud Gudaal
3. Abokor Daahir Obsiiye
4. Ahmed Jaamac Ibraahim ( indha Biraale)
5. Abdiraaq Xammaal
6. Ahmed Muhumed Sacad
7. Aden Ahmed Diriye
8. Mohamed Jamac Ibrahim
9. Daahir Barkhadle ( goonnaale)
10. Abdilqaadir Mohamed Kadiye
11. Mohamed Duale Good
Dhammaanba dadkaasi waxa ay marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu jannadii fardawsa ka waraabiyo. Eheladii iyo qaraabadiina uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Aammiin






