Awdalpress – Hargeysa – Khilaafka xisbiga UCID madaxdiisu waxa uu marayaa meel adag, oo keeni karta in doorashadu dib uga dhacdo wakhtigii loogu tala galay. Waxana madaxdaasi ay hadallo weerar iyo weerar celin ah isku marinayaan saxaafadda. Waxana maanta hadal saxaafadeed wada jir ah aragtida dhinacadooda ku weeraray guddoomiye Faysal Cali Waraabe, saddex siyaasi oo kala ah Ali Guray, Mohamed Haaruun iyo Xoghayaha UCID.
Awdalpress






