$ 0 0 Awdalapress – Hargeysa – Guddoomiyaha xisbiga UCID oo iska difaacaya weerar uu Ali Guray ku soo qaaday, ayaa meesha ka saaray in Ali Guray yahay guddoomiye ku xigeen, waxana uu sheegay in uu Ali Guray u diri doono guddiga anshaxa. Awdalpress