Awdalpress – London – Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Gaal, oo dhawaan ay goluhu wax ka weydiiyeen abaarta ku habsatay gobollada Awdal iyo Salal, ayaa waxa uu kaga jawaabay hadallo laga yaayaqsoodo, oo ay dadka gobollada galbeedka Somaliland ay si adag uga dareen celiyeen.
Sheekadu si ay ahayba waxa innoo soo gudbin doona Wariyaha da’da yar ee sida fiican uga soo warrama Borama.
Awdalpress




