Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Janaraal Cismaan Nuur Subagle oo dalka Jabuuti u dhashay ayaa loo magacaabay Ciidamada Amisom Somalia

$
0
0

imageAwdalpress(Muqdisho) 01 Jun, 2016–Taliyaha cusub oo lagu magacaabo Generaal Cusmaan Nuur Subagle, waxa uu u dhashay dalka Jabuuti, wuxuuna sheegay inuu la wareegi doono hoggaanka 22 kun Ciidan kala duwan ee howlgalka Amisom Somaliya ka jooga kana kala socoda dhowr dal oo ka tirsan midowga Afrika.
Xilkan Taliyanimada Ciidamada Amisom ee Soomaaliya ee loo magacaabay Generaal Cusmaan Nuur Subagle ayaa waxaa hore u hayay Gereraal Kenyaati laga soo billaabo dhammaadkii bishii Dishember 2015-kii.
Taliyaha cusub ee loo soo magaagaacay Ciidamada Amisom ee Somaaliya Generaal Cusmaan Nuur Subagle ayaa hore sanadihii 2012-2013 kii Taliye ugu noqday howgalka Ciidamada Amisom ee Somaaliya, wuxuuna si joogta uga qeyb gala shirka ay yeelanayaan gudiga wada jirka ah ee looga hadlyo arrimaha Mileteriga ee hoggaanada dalalka ciidamadooda ka joogaan Somaaliya.
RBK


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images