Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Warar hoose oo sheegaya in shirkii golaha dhexe ee Wadani laba usbuuc dib loo riixay.

$
0
0

Warar aan ka helayno ilo xog ogaal ah oo dhaw dhaw hawl wadeenna ku hawallan shirka guud ee xisbiga Wadani ayaa tibaaxaya in shirkii golaha dhexe loo riixay 12ka Oktober, halkii awal hore shirkaa loo asteeyey 1da Oktober.

 

Si kastaba arrini ha ahaatee, xibiga Wadani ayaa illaa intii uu soo jiray ku socday siyaasad deggen oo soo jiidatay shacabka reer Somaliland. Dadka qaarna waxaba ay leeyihiin waa xisbiga ku guulaysan doona doorashada soo socota. Waxase la sugayaa sida uu u soo saaro musharrixiinta u tartami doonta musharrixiinta Madaxweynaha iyo M/xigeenka.

 

Awdalpress. com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images