Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daahir Calasow waa abwaan, suxufi iyo laxamiiste. Ma maqashay heesta cusub ee uu u dhiibay Qaali ladan.

$
0
0

Heesta la magac baxday HA OOYINE AABBO AAMU ee uu sameeyey Daahir Calasow. Ee ay qaadayso fannaanadda codka macaan ee Qaali Ladan, ayaa waxa ay ka dab qaadanaysaa hees ka horreysey oo uu allifay Bashir Goth, oo magaceedu ahaa HA IGA OOYINE AAMMU.

Daahir Calasow heesihiisa ama heesaha uu laxanka saaraa si gaar ayey dad badan u soo jiitaan. Dhinaca kale ee saxaafaddiisana waxa jira dad ka qaylya marka uu soo dhigo wararka xasaasiga ah. Laakiin waa sida uu ku doodee, waxa uu yahay suxufi ay ku soo ururaan siraha ka jira dalka Somalia iyo Somaliland. Shabakaddiisa Waaga Cusubna aad ayaa loo daawadaa.

An u soo noqonno heestiisane, waxa asxaab badan oo daawatay i weydiisay magaca heestan uu sameeyey iyo tii hore ee uu Abwaan Bashir Goth sameeyey oo magaca hore wadaagaa in ay kala dab qaadanayaan iyo in ay is copy garaynayaan.

Heestii Ha Iga Ooyini Aamu ee Bashir Goth allifay iyo Heesta uu Daahir Calasow ka soo daba tuuray ee ay isku magaca yihiin ee Ha Ooyin Aabbo Aamu….nala daawo.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images