Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Beelaha Maxad Case oo immiga uun ogaaday in aanay dawladda Siilaayo waxba ku qabin, cabashana bilaabay.

$
0
0

breakingnews-460x250Awdalpress – London – Shacabka degaannada xeebaha ayaa qaba dhib nololeed, waxana ay ka quusteen ballan qaadkii ay dawladda Kulmiye u ballan qaadeen wakhtigii doorashada. Intaa waxa u dheer in dhulkii ay deggenaayeen sida Caadda laga soo riixay.

Duruufta adag ee ay qabaan, ee odayada Lughaya ay ka warramayaan, maaha ta keliya ee ay qabaan. Welina may arag mashruuc dawladeed oo wax lagaga qabto. Siyaasiyiinta ka soo jeedda degaannadaasi iyo oday dhaqameedyo ay ku adeegsadaanna waxa ay ka badin waayeen jeebkooda iyo dantooda gaar.

Si kastaba ha ahaatee, waxa dhawaan la filayaa in ay shacabkaasi u soo digo rogtaan isbeddel doonka iyo xisbiga Waddani oo immiga u muuqda in reer Somaliland oo dhammi ay u aragto ka keliya ee isbeddel keeni kara.

Degmo dhan oo la rabay in ugu yaraan adeegga caafimaad iyo waxbarashadu ay u dhammaystiran tahay, ay u dacwido sida dhulka cidlada ah amma baadiyaha ah.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images