Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wararkii ugu danbeeyey ee doorashada dalka Maraykanka ka dhici doonta usbuucan soo socda.

$
0
0
Campaign 2016 Why It Matters
Xilli ay ka hadhsantahay wax ka yar hal todobaad maalinta ay dadka Mareykanka soo dooran doonaan madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka, ayey warbixinti ugu danbeysay ee ra’yiga dadweynaha ee doorashada muujineysaa in musharraxiinta Hillary Clinton iyo Donlad Trum ay aad isugu dhawyihiin.
Trum iyo Clinton oo ka kala socda xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga ayaa shalay iyo xalayba xoojiyey ololahooda doorashada.Donald Trump wuxuu Talaadadi ka ololeeyey Wisconsin, halkaas oo uu dadka Dimoqraadiga ah ee codadkooda siiyey Hillary Clinton ay ka laabtaan oo ay isaga u codeeyaan.Musharaxa kale ee xisbiga Dimoqraadiga Hillary Clinton, ayaa iyaduna ololaheeda ka xoojisay gobolka Florida, halkaas oo ay ka sheegtay in hab dhaqanka Trump ee ka dhanka ah dumarka ay haweenka Mareykanka ku tahay dullinimo, bahdil iyo caay.

voa


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images