Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Masa Cagalay iyo Maska jabisada waxa kala qabsaday halkan nagala daawo.

$
0
0

rattlerXayawaanka la yidhaa Bog ku socotada oo ay ka mid yihiin Maska, Abeesada, Masa Cagalayda ku wada nool saxaaraha, ayaa badanaa is u gaadhsada, waxana midba midka kale u yahay cadaw. Taasi oo ay ugu wacan tahay iyaga oo aan haysan wax kale oo ay cunaan.

 

Haddaba maanta waxa is haleelay Maska daran ee loo yaqaan Jabisada iyo Masa cagalay gaajo ay dubatay, mibana midka kale ayuu doonayaa in uu ku gaajo baxo.

 

Bal waxa kala qabsaday halkan nagala daawo:

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images