Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo Video: Cismaan Jamac ( Cisman Kalluun) oo hadallo kaftan ah ka jeediyey shirkii dib u heshiisiinta ee Muqdisho ka socday

$
0
0

Awdalpress – Muqdisho – Cisman Kalluun oo ka mid ah ah siyaasiyiinta midnimo doonka ah ee ka soo jeeda gobolladii la odhan jiray woqooyiga, ee immiga la baxay Somaliland isla markaana yeeshay maamulka gaar ee dawladnimo, ayaa waxa si kaftan ah iyo si run ahba uu u naqdiyaa gooni isu taagga maamulka Somaliland, waxana ka mid ah hadalladiisa aadka loo dhibsaday kani uu kaga dhex hadlay shirka ay dawladda Muqdisho u qabatay siyaasiyiin Somaliyeed looguna magac daray dib u heshiisiinta Somaliya. Halkan ka daawo oo ka dhageyso.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles