Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

War deg deg ah: Waxa goor dhaweyd geeriyooday Allaha u naxariistee Nuux...

War goor dhaweyd soo gaadhay shabakadda wararka awdalpress.com ayaa sheegaya in uu geeriyooday Nuux Bakhadle ( oo ahaa Oday qiimo badan oo reer Awdal ah), waxana uu ku geeriyooday magaalada JigJiga....

View Article


Daawo Video: Cismaan Jamac ( Cisman Kalluun) oo hadallo kaftan ah ka jeediyey...

Awdalpress – Muqdisho – Cisman Kalluun oo ka mid ah ah siyaasiyiinta midnimo doonka ah ee ka soo jeeda gobolladii la odhan jiray woqooyiga, ee immiga la baxay Somaliland isla markaana yeeshay maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii Marxuum Nuux Barkhadle

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN…. Geerida ku timid Oday Nuux waa xaq, goorteed ayeyna timid, waxase ay ka nixisay kumanyaal tolkii iyo saaxiibbadii ah, inta illaa immiga tacsida marxuum Nuux...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ku socota eheladii Nuux Barkhadle Jibriil

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAHAYI RAAJICUUN                         “…Xiddigihii Dilaadee Daadanaayay waayadan Maantana qod baa dumay Dabayshaygu soo furay             *** Geeridu daliilkiyo Distoor...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi tiiraan leh oo ku socota ehaladii Marxuum Nuux Barkhad Jibril

Qaluu…. Innaa lLillah Waa Innaa Ileyhi Raajicuun. kulu nafsin daaiqatul mowt…..  Rabbi haw naxariisto,  haw nuuro xabasha ilka necow qabow iyo hakusiyo naruuro    nolaba waa dhinte  xaqibana yimiday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakiilka Somaliland u fadhiya Frence oo tacsi u diraya eheladii Marxuum Nuux...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Aniga oo ah Daahir Qalinle ( safiirka Somaliland ee Frence ) kuna hadlaya magacayga iyo ka Jaalilyadda Frence ee Somaliland, waxa aan tacsi tiiraanyo leh u...

View Article

TV qaranka Somaliland iyo Wasaaraddii Warfaafinta oo warmaha isku haysta,...

Saxaafadda Maamulka Somaliland oo weligiiba aad u liitay ayaa maanta maraya meeshii ugu hoosaysey. Qaladka ugu weynina waxa uu dhacay markii TV qaranka Somaliland laga hoos saaray wasaaradda...

View Article

Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland oo ku sugan dalka Emaratka, halkaana...

Awdalpress – Abu Dhabi – Wasiirka  Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis, oo maanta ku sugan dalka Imaaraadka Carabta, ayaa dalkaasi  kaga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Senate-ka dawladda Maraykanka oo oggolaaday weerarka Suuriya

Madaxweyne Bashar Al Asad ayaa lagu eedeynayaa in uu adeegsaday hubka kiimikada Xubnaha aqalka Senate-ka ee Maraykanka ayaa oggolaaday qaraar qabyo ah oo u oggolaanaya madaxweyne Obama in weerar uu ku...

View Article


Puntland oo qorshaynaysa in ay gabi ahaanba qabsato gobollada bariga ( sida...

Awdalpress – Taleex – 04/09/2013 – Dhawaan ayey ahayd markii uu Madaxweyna ku xigeenka Puntland Janaral Shire uu magaalada Taleex ku yimid booqasho uu ku soo galay ciidan xooggan oo aad u hubaysan,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ku socota eheladii marxuum Nuur Barkhadle oo ay diyaraan Jaaliyadda...

Jaaliyada Reer Awdal gaar ahaana ka soo jeeda deegaanada  Dilla ee degan Dalalka Sweden waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Marxuum Nuux Barkhadle Jibriil oo maanta lagu aasay  Degmada Dilla waxayna...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Xag-jirka ah ee Al-Shabaab oo sheegtay qaraxyo caawa ka dhacay Muqdisho

Awdalpress – Muqdisho – 4/09/2013 – Xarakada al-Shabaab ayaa sheegatay weerarro qaraxyo ah oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho. Weerarrada oo loo isticmaalay intooda badan bambooyin gacmeed ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkan ka daawo Madaxweyne Hassan Sheikh oo ku dabbaalanaya xeebta Marka Cadday.

Awdalpress – Marka – Madaxweynaha Somaliya Hassan Sh. Maxamud ayaa xeebta Marka ay ku wada dabbaasheen wafdigii uu hoggaaminayey ee ay ka midka ahaayeen  Wasiirada Garsoorka, Gaashaandhiga, Arrimaha...

View Article


Dhulka aan ku noollahay sidee u egaa malaayiin sano hortood, 100 milyan oo...

Ilaahay ayaa qur’aankiisa innoogu sheegay in uu bani-aadamka wax kasta baray, aqoonta lagu gaadhay in la saadaaliyo sida ay wax noqon doonaanna waxa ay ka mid tahay aqoontaa uu rabbi kitaabkiisa ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi ku socota dadweynaha degmooyinka Dilla, Idhan iyo Baki

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajucuun. Waagii baryaaba waayihiisa lehe Waxan saaka indhaha ku kala qaaday geeriddii xaqa aheyd laakiin xanuunka iyo tiiranyada ku ahed dadweynaha uu ka baxay qoyskii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsiyo ay dirayaan Noah Amin, Keyse Nur iyo Cabdiwahaab Mahamoud oo ku...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Jaaliyadda Soomaaliyeed, gaar ahaana ka soo jeeda degaanada Awdal, ee deggan Dallas Texas  rag iyo haween, carruur iyo cirrole, waxay tacsi tiiraanye leh u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Challenges of Somaliland in Education

Ministry of Education in Somaliland manages the outdated educational system in which students are without specializations after leaving secondary school. On the other hand, education in Somaliland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TABABAR BOORAMA LOOGU SOO GABAGABEEYEY 140 MACALIN OO DUGSIYADA HOOSE DHEXE AH

Awdalpress – Borama – Xarunta Wasaarada Waxbarasada ee gobolka Awdal ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay tababar u socday  muddo laba maalmood ah oo 140 macallin oo dugsiyada hoose dhexe wax ka dhiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada Somaliya oo Ansixiyay Xeerka Isgaarsiinta Qaranka xusayna...

Awdalpress – Muqdisho – 05/09/2013 – Shirkii joogtada ahaa ee golaha wasiirada oo maanta uu shirgudoominayay Ra’iisal Wasaaraha ku Xigeenka, ahna Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Tarsan: “Al-shabaab fal dambiyeedyada waxa ay u adeegsanayaan...

Awdalpress – Muqdisho – Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” ayaa ururka Al-shabaab ku eedeeyay qaraxyadii xalay gilgilay Muqdisho. Tarsan ayaa sheegay...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live